Gudi u taagan xalinta xiisad ka jirta Cabudwaaqo oo ka hadlay halka ay wax u marayaan (Dhageyso) Sheeko:Dalka Guddiga xalinta xiiisado ka taagan magaalada Caabudwaaq ee gobalka Gal-gaduud ayaa faah faahin ka bixiyay kulamo ay la qaateen qeybaha kala duwan ee bulshada magaaladaasi, iyo waxa u qabsoomay. Afhayeenka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo soo dhaweeyay hesiis ka dhacay Gaalkacyo (Dhageyso) Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan heshiis shalay ay magaalada Gaalkacyo kula gaareen maamulka Gal-mudug State kaa oo Afar qodob ka koobnaa. Wasiirka arrimaha gudaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Madoobe Nuunoow oo sheegay in khilaafka madaxda dowladda uu sameeyay wadahadlo ka dhici lahaa Baydhaba (Dhageyso) Maamulka lixda gobal ee uu hogaamiyo Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa sheegay in khilaafka madaxda dalka uu saameyn ku yeeshay dadaaladii nabadda ee magaaladaasi. C/qaadir Ajuuke oo ka mid ah xubnaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Libaax xalay dad ku waxyeeleeyay magaalada Muqdisho (Dhageyso) Habeenkii xalay ahaa waxaa Xaafadda Juungal ee degmada Yaaqshiid, waxyeelo ka geystay Libaax la sheegay in lagu haayay mid ka mid ah guryaha halkaasi ku yaalay. Mid ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Radio Goobjoog Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan oo Sheegey in ay Dhisayaan Gudi Dabogal ku Sameeya Samofalka (Dhageyso) Maamulka gobolka Hiiraan ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in la dhisayo gudi dabogal ku sameeya hawlaha samofalka gobolkaasi xili ay jiraan cabashooyin badan oo ka imanaya barokacayaasha oo sheegey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulamo gaar gaar ah la kala yeeshay Wasiirada Arrimaha Dibadda Italy iyo Germany. Rome, November 28,2014 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh oo booqasho ku jooga maalintii labaad Magaalada Rome ee Caasimadda Italy , halkaasi oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Faraxiya Cabdalla Muumin iyo Kowsar Cabdiraxmaan Cilmi. Halkaanhoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulada Gal-mudug iyo Ximan iyo Xeeb oo heshiis kala saxiixday (Dhageyso) Maamulada Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb ayaa maanta heshiis ka kooban Afar qodob ku kala saxiixday magaalada Gaalkacyo ka dib kulamo ka dhacay magaaladaasi. Wafdi ka socda maamulka Ximin iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Beeraha ee dowladda Federaalka oo ka warbixiyay shir uu uga soo qeyb galay dalka Kenya Wasiirka wasaaradda beeraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Axmed Baafo ayaa ka warbixyay shir uu dhawaan uga soo qeyb galay wadanka Kernya iyo waxyaabihii shirkaasi looga hadlay. Shirkaan ayaa…