Dhageyso: Wararkii ugu dambeeyay shirka maamulka Koonfur Galbeed ee ka socda Baydhaba Sheeko:Dalka Waxaa magaalada Baydhaba ka soconaaya shir balaaran oo la doonayo in maamul loogu sameeyo gobalada Koonfur Galbeed ee Sedaxda ah, waxaana shirkaasi ka qeyb galaaya waxgarad laga soo kala xulay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Barakac ka ah dagaalada ka socda deegaano ka mid ah Jubada Hoose oo Kismaayo soo gaaray (Dhageyso) Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxaa soo gaaray shacab badan oo kasoo barakacay deegaano ka mid ah gobalka Jubada Hoose, gaar ahaan deegaanada kala ah Buulo Gaduud, Jilib, Jamaame,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil ka socotay Qaramada Midoobay oo Garbahaareey ka sheegay wax ka qabashada abaarta Gedo (Dhageyso Wareysi) Saraakiil ka socotay Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Garbahaareey ee gobalka Gedo ayaa balan qaaday wax ka qabashada abaarta ka jirto deegaano ka mid ah gobalka Gedo. Gudoomiyaha gobalka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof rayid ah oo lagu dilay deegaanka Xananbuure ee gobalka Gal-gaduud (Dhageyso) Duleedka deegaanka Xananbuure ee gobalka Gal-gaduud waxaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay qof shacab ah oo ka mid ahaa dadka deegaanka. Ninkaan dilka geystay ayaa horay u dilay xaaska ninkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadkii ka baracay Baladweyne (Dhageyso) Maamulka gobalka Hiiraan ayaa ku baaqay in gurmad lala gaaro dadkii dhawan ka barakacay Fatahaadii Wabiga Shabelle uu ka sameeyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Xogyaha maamulka gobalka Hiiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano rajo ka muujiyay isku keenista dhinaycada ku kala aragti duwan maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya kuna sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay inay isku keenaan dhinacyada aragti ahaan isku haya siyaasadda guud ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Maxamuud Sayid Aadan oo soo dhaweeyay qoraal dhawaan kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha (Dhageyso) Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan oo ka mid ahaa xubnihii u ololeenayay maamulka Koonfur Galbeed ee Lixda gobal, sidoo kalena u doorteen Madaxweyne ku xigeen ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurka Jadeecada oo ka dilaacay deegaano hoostaga degmada Afgooye (Dhageyso) Cudurka Jadeecada oo ka mid ah Lixda cudur ee dilaaga ah, ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan uu ka dilaacay deegaano hoostaga degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose, kaa oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Bashiir Maxamed Salaad: Madaxda dowladda khilaafka dhexdooda ha dhameeyaan (Dhageyso) Gudoomiyaha Hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Maxamed Salaad ayaa ugu baaqay madaxda dowladda gaar ahaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed in si shuruud la’aan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Gaari ay leeyihiin ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ku jiiray Muqdsiho Wararka caawa naga soo gaaraya Xaafadda Dabakaayo Madoow ee degmada Dharkeenleey ayaa waxay sheegayaan in gaari ay leeyihiin ciidamada AMISOM uu dad shacab ah ku jiiray halkaasi. Shan qof ayaa…