Hoobiyayeel Lagu Weeraray Saldhig AMISOM Leedahay Magaalada Buulo-Burde (Dhageyso)
Sheeko:Dalka
Hawlgalo ayaa laga sameeyey magaalada Buulo-Burde kadib markii hoobiyeyaal lagu weeraray saldhig ay degenaayeen ciidamadda AMISOM ee halkaasi ku sughan.
Sida uu Goobjoog u sheegey guddoomiyaha Buulo-Burde Cusmaan Geedi Cilmi in hawlgalka dad kala duwan oo weerarka lagu tuhunsanyahay lagu soo qabtay, uuna socdo baaritaano kala duwan.
Hoobiyeyaasha ayaa waxaa la tuhunsanyahay in magaalada dhexdooda laga soo tuurey, maamulkana waxa ay isku dayayaan in ay ogaadaan guriga laga soo tuurey.
Dhageyso
Goobjoog News