Wafti Qaramada Midoobey iyo Mas’uuliyiin Maamulka Jubba oo booqdey Goobo loo Diyaariyey Qaxootiga Ee Kenya Laga Soo Celinayo Sheeko:Dalka Wafti ka socda Qaramada Midoobey iyo mas’uuliyiinta maamulka Jubba ayaa shalay soo kormeerey goobo loo diyaariyey in la dajiyo qaxootiga Soomaaliyeed ee kusan xerooyinka Dhadhaab kuwaasi oo qaar ka mid… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Mayoow Mustaf oo Ku Dhaawacmey Weerar Lagu Qaaday Xildhibaan Mayoow Mustaf oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu dhaawacay degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho kadib markii kooxo hubeysan oo gaari watey ay weerareen xildhibaanka . Wararka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyaro Ku Dhaqan Ceelwaaq oo Ka Cabanaya Waxbarasho La’aan Qaar ka mid Dhalinyaradan oo ku dhaqan degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo oo la hadlay Goobjoog FM ayaa sheegay in halka ay ku nool yihiin ayan jirin goobo waxbarasho oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka oo Maanta Kulan Ka Yeelanaya Mooshinka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ka yeelanaya mooshinka ka dhanka ah Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed, wuxuuna qorshaha yahay in laga doodo mooshinka maanta. Sida uu shalay sheegey guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada oo Maanta Dil Toogasho ah Ku Fulisay Rag Dambi Lagu Helay Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisey sadex nin oo horay maxkamaddu ugu heshay in ay dil geysteen, islamarkaana dil lagu xukumey. Dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiil Soomaaliyeed oo Lagu Diley Magaalada Johannesburg, Koonfur Afrika (Dhageyso) Dilkan waxa ka danbeyay wiil kale oo Soomaali ah kaas o muran dhanka dhaqaalaha uu soo kala dhax galay marxuumka la dilay oo lagu magacaabi jirey Ilyaas Cabdimaalik. Ciidadamada ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Radio Goobjoog Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Shariif Xassan oo Maanta Lagu Caleemo-Saaray Baydhabo (Dhageyso) Magaalada Baydhabo maanta waxaa ka dhacday xaflad balaaran oo lagu caleemo-saarayay madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan, waxayna ahayd xaflad si weyn looga qeybgalay. Dadkii ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafti Ka Socda Qaramada Midoobey oo Gaarey Baladweyne (Dhageyso) Wafti uu hogaaminayo isu duwaha gargaarka Qaramada Midoobey Filib Laasarani (Philippe Lazzarini) ayaa maanta gaaray Baladweyne, waxayna kulamo la yeesheen mas’uuliyiinta maamulka halkaasi iyo waliba saraakiisha AMISOM, waxaana laga wada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Naafada Adduunka oo Maanta Si Weyn Looga Xusey Muqdisho Munaasabad balaaran oo lagu xusayay maalinta naafada adduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana kasoo qeybgalay dad naafo ah oo kala duwan iyo mas’uuliyiin dowladda ka socday. Waxaa munaasabadda…