AMISOM oo Maanta Lagu Weeraray Muqdishu, Lafoole iyo Marka Sheeko:Dalka Qarax miino ayaa maanta deegaanka Lafoole ee galbeedka Muqdishu lagu la eegtay Kolonyo Baabuur oo ay lahaayeen Ciidamada AMISOM. Maamulka Deegaanka Lafoole ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay Dhacdada isagoo intaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalafadhigii Baarlamaanka Federaalka oo Maanta Xilli Dambe Furmay, Wasiirada Arr. Gudaha iyo Maaliyadda oo Baarlamaanka hor yimid (Sawirro) Kalafadhigii Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta furmay 1:50 Duhurnimo xiliga Muqdishu, waxaa soo xaadiray Xildhibaano gaaraya 139 Xildhibaan. Xildhibaanada ayaa badankood saxiixay diiwaanka oo kaliya, kadibna iska tagay, iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laamaha Amniga oo Sheegey In La Fashiliyey Qarixii Maanta Ka Dhacay Garoonka Muqdisho (Dhageyso) Afayeen u hadlay laamaha amniga dowladda ayaa faahfaahin ka bixiyey qarixii maanta ka dhacay illinka laga galo garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan meel u dhow. Wuxuu sheegey in dhowr qof, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isulwasaare Cabdiwali oo Ka Hadlay Xus Loo Sameeyey Maalinta Naafada Adduunka (Dhageyso) Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa hadal ka jeediyey xaflad maanta ka dhacday Muqdisho taasi oo lagu xusayay maalinta naafadda adduunka. Ra’isulwasaaraha oo qadka taleefoonka oga qeybgalay xafladda ayaa sheegey in naafadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Goobjoog FM ee subaxnimo Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafuud Heer Sare ah oo Gaartay Baydhabo Wufuud heer sare ah oo ka tirsan qeybaha iyo maamulada kala duwan ee Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baydhabo si ay uga qeyb galaan xafladda Caleemo-Saarka Madaxweynaha Koofur Galbeed ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : 4 Qof oo Ku Dhimatay Qarax Lala Eegtey Kolonyo AMISOM Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax maanta ka dhacay meel u dhow garoonka dayuuradaha Aadan Cabdulle Cusmaan, qaraxa ayaa waxaa lala eegtey kolonyo ciidamo AMISOM kuwaasi oo marayay meel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoobiyayeel Lagu Weeraray Saldhig AMISOM Leedahay Magaalada Buulo-Burde (Dhageyso) Hawlgalo ayaa laga sameeyey magaalada Buulo-Burde kadib markii hoobiyeyaal lagu weeraray saldhig ay degenaayeen ciidamadda AMISOM ee halkaasi ku sughan. Sida uu Goobjoog u sheegey guddoomiyaha Buulo-Burde Cusmaan Geedi Cilmi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg : Qarax Ka Dhacay Meel U Dhow Garoonka Muqdisho Wararka kasoo baxaya Garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay halkaasi, waxaana qarxay gaari la dhigey meel u dhow xafiis ay halkaasi ku leedahay shirkadda duulimaadka…