Illaa 36 qof oo Kenyan ah oo Lagu Laayay Magaalada Mandera Sheeko:Dalka Wararka saakay ka imanaya degmada Mandera ee xuduuda ku taala ee dalka Kenya ayaa sheegaya in illaa 36 qof oo aanan islaam ahayn oo ka shaqeynayay god carro kaawo ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hawlgalo Ciidan oo Laga Sameeyey Deegaanka Leego ee Sh/Hoose Gudoomiyaha Degaankaasi Abuukar Cabdullaahi Isaaq ayaa sheegay in hawlgaladan ay socdeen 24-kii saac ee la soo dhaafay, balse aysan jirin cid lagu soo qabtey, walina socdaan hawlgalada kadib markii la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Mudug ee Gal-Mudug oo u Digey Dhinacyada Ku Dagaalamaya Xarardheere Gudoomiyaha Mudug Aweys Cali Saciid ayaa sheegay in dhinacyada dagaalamaya looga baahan yahay dhawrista dadka Biri ma gaydada ah ee halkaasi ku nool. Labada dhinac ayuu sheegay Gudoomiyaha in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/Dhexe oo Heshiis Dhexdhigey Beelo Ku Dagaalamay Tuulada Xawaadley Gudoomiyaha Maxkamadaasi Shiikh Axmed Xaaji Siid oo dhawaan isaga iyo wafti maamulka ka socda ay kasoo laabteen hawlo waanwaan ah ayaa sheegay in ay natiijo wanaagsan, nabadna la kala dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Sheegtey in Dawo La’aan Ay Saameyn Xun ku Yeelatay Adeegyada Caafimaad Wasiir Axmed Shariif ayaa sheegay in dhibaatooyin dawo la’aaneed ay sabab u noqon doonto in inta badan ay xirmaan goobaha Caafimaad. Wuxuu hadlayay maalin kadib markii adduunka laga xusey maalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Kasoo Horjeestay Meelmarinta Mooshinka (Dhageyso) Xildhibaan Cabdi Fataax Nuur Mataan oo ka mid ah xildhibanada Barlamaanka ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan gabi ahaanba meel marka mooshinka. Waxa uu sheegay xildhibaankan in ay isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbi Siyaasadeed Oo Looga Dhawaaqay Muqdishu [huge_it_slider id=”74″] Waxaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho xisbi cusub oo siyaasadeed kaas oo lagu magacaabo Daljir. Xaflada looga dhawaaqayey ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubnaha xisbiga, xildhibaano iyo qaybaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaan barnaamij wareedka galabnimo ee Goobjoog FM Goobjoog FM
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buundo iyo Waddo Laga Dhisayo Magaalada Jowhar (Dhageyso) Waxaa maanta hawl dayactir ah laga bilaabay buundada magaalada Jowhar ee kala qeybisa labada xaafadood ee kala ah Hantiwadaag iyo Horseed iyo waliba waddo magaalada dhexmarta. Toboneeyo shaqaalaha dhismaha ah…