Maamulka Jubba oo Sheegey in Maxkamad La Horkeeni Doono Dad Lasoo Qabqabtay Sheeko:Dalka Xasan Xareed oo ka tirsan maamulka degmada Kismaayo ayaa ka hadlay dad la tuhunsanyahay oo hawlgal lagu soo qabqabtay, wuxuuna sheegey in dadkaasi sharciga la horkeeni doono, lana marsiin doono… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadaalo Waan-waan oo laga dhex bilaabay beelo ku dagaalamay Xarardheere Warar laga helayo degmada Xarardheere ayaa sheegaya in waan-waantan ay ka billaabatay degmadaasi, taasi oo lagu qaboojinayo dagaalo maleeshiyo beeleedyo ku dhexmaray dhulka miyiga ah. Waan-waantan waxaa iska kaashanay waxgaradka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonayahan Dowladda ku Eedeeyey inay cadaalad darro ku taageertay maamulka Shariif Xasan (Dhageyso) Pro: Ibraahim Muuse Heero ayaa sheegay in dowladda Federalka looga baahan yahay inay si wanaagsan uga qeyb qaadato maamul u sameynta gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelada Hoose. Wuxuu sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Rajo Wanaagsan Ka Muujiyey Kulanka Baarlamaanka ee Barito (Dhageyso) Xildhibaanada wada mooshinka ka dhanka Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa sheegay in rajo wanaagsan ka qabaan qabsoomidda kulanka baarlamaanka si buuq iyo sawaxan la’aan ah. Maalinta burrito ah oo…