Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Sheegay In Madaxda Dowladda Ay Jabiyeen Go’aankii Baarlamaanka Ka Qaatay Jubbaland Sheeko:War Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ay jabiyeen go’aankii golaha shacabka uu ka qaatay baarlamaanka Jubbaland. Waxa uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Waa In Dadka Soomaaliyeed Ay Isku Dul Qaataan” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in xilligaan ay muhiim tahay inay isku dulqaataan dadka Soomaaliyeed, si loo gaaro horumar dhan walbo leh. Ra’iisul wasaaraha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka “Dhinacyada Mooshinada Miiska Wadahadalka Hasoo fariistaan” Guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa soo saaray war qoraal ah oo uu ku sheegayo in dhinacyadii mooshinada iska soo horjeedey keeney ee madaxweynaha ku saabsanaa in ay ogolaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caleemo-Saarkii Madaxweynaha Jubbaland oo Lasoo Af Meerey Waxaa soo xirmey xafladdii caleemo-saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, iyada oo madaxdii ka qeybgashay oo dhan ay caawo ku hoyaneyso qasriga madaxtooyadda Jubbaland, halkaasi oo la filayo in barito…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Hogaamiyeyaasha Galmudug Iyo Koonfur Galbeed Oo Ka Qeybgalaya Caleema Saarka Axmed Madoobe Goor dhaw waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ka baxay diyaarado gaar ah oo ay la socdaan madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo Isu Gacan Qaaday Kulan uu lahaa aqalka wakiilada Somaliland ayaa ku dhamaaday buuq iyo daqaal gacan-ka-hadal ah kadib markii ay isku gacan qaadeen guddoomiyaha golaha Cabdiraxmaan Cirro iyo Ku xigeenkiisa Muuse Baashe. Arrintani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafuud Tiro Badan oo Gaartay Kismaayo Si Ay Uga Qeyb Galaan Caleemo-Saarka Madaxweynaha Jubbaland Wafuud kala duwan ayaa illaa saakay ka dagaysay garoonka magaalada Kismaayo si ay uga qeybgalaan xafladda caleemo-saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Waxaa ka mid ah waftiga Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Dalka Masar oo is Casilay Kulan Saaka oo Sabti ah dhexmaray Ra’isul Wasaaraha Masar Ibrahim Mixlib iyo Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitax SISI ayaa la sheegay in Ibrahim Mixlib isku casilay kadib muddo uu Ra’isul Wasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Boqorka Sacuudiga Uga Tacsiiyeeyay Shilkii Ka Dhacay Magaalada Makkah Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u direy Adeegaha labada Masjid ee Barakeysan, ahna Boqorka dalka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya, Boqor Salmaan bin Cabdulcaziiz Al…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda “Waxaa Xaqiiq Ah Inuu Kor u Kacay Dakhliga Dowladda Balse Ma Ahan Mid Dabooli Kara Baahiyaha Jira” Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Somaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa si diiran u soo dhaweeyey ansixinta dib u eegista lagu sameeyey miisaaniyadda, 2015, isagoona ku tilmaamay iney tahay talaabo looga…