S/gaas Shariif Sheekhuna : “ Boolisku waa saaxiibka dhabta ah ee bulshada“ Sheeko:Dalka Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliya S/gaas Dr. Shariif Sheekhuna Maye ayaa fariin hambalyo ah u diray ciidanka Booliska Soomaaliya sanad guurada 72-aad ee ka soo wareegatay markii la aas’aasay… 2 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 72-sano Guuradii Aasaaska Booliiska Soomaaliyeed iyo Taariikhdooda Maanta waxaa loo dabaaldagayaa 72-guuradii ka soo wareegtey markii la asaasay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo beegneyd December 20, 1943-dii. Ciidanka Booliiska waxaa uu jiray Taariikhdaas ka hor sida uu Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax loo adeegsaday gaari ayaa maanta ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Inta la xaqiijiyay Saddex qof ayaa qaraxaasi…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoon Is Weydaarsi u Socday Shaqaalaha Canshuuraha Barriga Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa maanta soo xiray aqoon is weydaarsi u socday laba todobaad Ciidamadda Ilaalada Canshuurah iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee ka howlgala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Ka Dhacay Wadada Makka Al-mukarrama Ee Magaalada Muqdisho Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay meello badan oo magaalada Muqdisho ah. Warar kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayay Dhowrista Xuquuqda Caruurta Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Wasaradda Haweenka iyo xuquda Adanaha ee xukumada Soomaaliya ayaa manta kulan la qaadatay saraakiisha hay’adaha ammanka iyo ururada bulshada rayidka, waxaana kulankani looga hadlayay ilaalinta xuquuda caruurta Soomaliyeed iyo daryelkooda.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Caqabado Ku Horgudban Dib u Nooleynta Fanka Soomaaliyeed Tan iyo intii uu jirey Af-soomaaliga iyo qawmiyadda Soomaalida ah ee Geeska Afrika waxaa jiray Suugaan Soomaaliyeed oo la dhalatay lana soo barbaartey dhaqanka iyo luqadda Soomaaliyeed. Balse intii bur…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurka Daacuun Caloolaha Oo Laga Baqayo Inuu Ku Faafo Xerada Qaxootiga Dhadhaab Ee Kenya Cudurka daacuun caloolaha ee sida saf-mareenka ah ugu dhaca dadka ee ku sii faafayey dalka Kenya in ka badan Sanad ayaa laga cabsi qabaa inuu gaaro xerada qaxootiga ee Dhadhaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Rwanda Oo Mar Saddexaad u Tartami Doona Doorashada Dalkaasi Shacabka dalka Rwanda ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyey in madaxweynaha dalkaasi Paul Kagame uu isku soo taago jagada madaxtinimo ee dalkaa markii Saddexaad. Ku dhawaad codadka la tiriyey waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Sheegay In Dadaal Badan Lagu Bixinayo Muujinta Doorka Dhallinyarada Soomaaliyeed Ra’iisul wasaaraha dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaare ayaa sheegay in dowladda dadaal buuxa ku bixinayso sidii loo muujin lahaa doorka dhallinyarada ee dalka, isaga oo hoosta ka xariiqay in dhallinyarada…