Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Bogaadiyay Horumarka Ka Jira Baladweyne Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Xirsi Kulmiye oo ah wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa bogaadiyay horumaro uu sheegay in xilligaan ay ka jiraan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Waxa uu sheegay Wasiirka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanno Ka Mid Gobalada Baay iyo Gedo Oo Laga Soo Sheegayo Xaalado Adag Oo Dhanka Nolosha Ah Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa dhawaan waxay la wareegeen deegaanno badan oo ka mid ah gobalada Baay iyo Bakool, waxaana deegaanadaasi laga soo sheegayaa in xaalad adag…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaqyada Nabadeed Ee Loo Dirayo Beello Ku Dagaallamay Puntland Oo Soo Kordhaya Deegaanno ka mid ah Puntland waxaa dhawaan ku dagaallamay Beello walaalo ah oo wada degan halkaasi, iyadoo dagaalladaan ay sababeen khasaare dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed isugu jira. Dagaalladaasi waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyay Degaanno Ka Mid Ah Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee AMISOM ka mid ah ay baneeyeen deegaanno ay kaga sugnaayeen gobalka Gedo. Deegaanadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Lagu Tuhmey Weerarkii Jannaale oo Diyaarad Lagu Soo Daabulay Wararka ka imanay deegaanka Jannaale ee Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in diyaarad helicopter ah ay halkaasi kasoo qaaday dhalinyaro lagu tuhmayo in ay wax ka maleegeen weerarkii shalay lagu qaaday…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Muhaajiriin ah oo Qarqiyey Yurub Waxaa qaaradda Yurub ka taagan qalalaasihii ugu weynaa ebed kadib dagaalkii labaad ee adduunka ee ku saabsan muhaajiriin ama dad soogalooti ah ama qaxaya. Boqolaal kun oo qof oo caruurahooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 80 Macalimiin oo La Tababarayo Gobolada Dhexe Illaa 80 macalin oo wax ka dhiga dugsiyada hoose/dhexe iyo sare ee gobolada dhexe ayaa loo fidinayaa tababar soconaya muddo 5 bilood ah sida uu dhigayo heshiis maanta qalinka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Maanta Gaaray Magaalada Hargeysa (Sawirro) Garoonka diyaarada magaalada Hargeysa waxaa maanta soo dhaweyn ballaaran loogu sameeyay siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo deegaanada Somaliland ka maqnaa in ku dhaw 20-sano. Soo dhaweynta Buubaa waxaa ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska Cadaado Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya Iyo Dhallinyaro Isticmaalaysay Ciidamada Booliska magaalada Cadaado ayaa maanta degmadaasi kusoo bandhigay waxyaabaha Maanka dooriya iyo Dhalinyaro Isticmaalaysay. Maxamuud Jimcaale Cosoble oo ah taliyaha Booliiska Galmudug oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Ku Dagaallamay Puntland Oo Baaq Nabadeed Loo Diray Wararka ka imaanaya Puntland ayaa waxay sheegayaan in deegaanno uu ka arrimo maamulkaasi ay dib uga billawdeen dagaallo u dhaxeeya Beello walaalo ah. Dagaalladaan ayaa ka kala dhacay deegaanada kala…