Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Marka Ee Sh/hoose Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in saaka ay howlgallo ka wadaan qaar ka mid ah xaafadaha Magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose. Howlgalkaan ayaa lagu baarayaa guryaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelihii Ku Dagaallamay Baladweyne Oo Ku Heshiiyay Lix Qodob Waxaa heshiis horudhac ah la kala dhex dhigay beelihii dhawaan ku dagaallamay xaafadda Howlwadaag ee magaalada Baladweyne, dagaalkaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. Heshiiskaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Degmada Baraawe Oo Ka Badbaaday Isku Day Dil Gudoomiyaha degmada Baraawe ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa la sheegay inuu ka badbaaday isku day dil, ka dib markii jidka loo galay kolonyo galbineysay gudoomiyaha. Afhayeenka maamulka gobalka Shabellaha Hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Ka Furmay Magaalada Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed, kaasi oo socon doona Laba maalin. Shirkaan waxaa maanta furay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Sharmarke, waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Ammar Ku Bixiyay In Lala Dagaallamo Kooxaha Shacabka Isbaareysta Maamulka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in dhamaan deegaanadooda ay mamnuuc ka tahay Isbaaro ama jidgooyo loo dhigto dadka shacabka ah, islamarkaana ay la dagaallami doonaan cid walba oo arrintaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Dhan Ah Maandooriyaha Xashiishka Oo Ka Billawday Magaalada Jowhar Ee Sh/dhexe Ciidamada Booliiska degmada Jowhar ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa degmadaasi iyo nawaaxigeeda waxay ka billaabeen howlgallo ka dhan ah Beerista Maandooriyaha loo yaqaano xashiiska. Maxamed Siyaad Cali oo ah taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Xaaladda Caafimaad Ee Dadkii Shalay Ku Dhaawacmay Shilkii Baydhabo Oo Laga Deyrinayo Maamulka Isbitaalka Magaalada Baydhabo ee gobalka Baay ayaa aad uga deyriyay xaaladda caafimaad dadkii shalay ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay bartamaha magaaladaasi. Agaasimaha Isbitaalkani Cabdifitaax Ibraahim Xaashi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Maanta oo jimco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirweyne qaran oo dhallinyarada ah, kaasi oo looga hadli doono arrimo badan oo dhalinyarada quseeya. Wasiirka dhallinyarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Bogaadiyay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Ee Ka Dhacay Muqdisho Dowladda Maraykanka ayaa Bogaadisay Shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee ku soo dhammaaday maalin ka hor magaalada Muqdisho ee caasimadda dalkeena. Warbixin dheer oo kasoo baxday wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shil Khasaare Badan Sababay Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Baydhaba Shil gaari oo sababay geerida 1 qof iyo dhaawaca 15 kale ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay. Shilkaan ayaa ka dhacay Bartamaha magaalada Baydhaba, waxaana dhammaan…