Wariyaha Goobjoog Cabdifitaax Kalgacal Oo Abaalmarin La Guddoon Siiyay (Sawirro) Sheeko:Dalka Xafalad lagu abaalmarinayo naafada oo ay soo qaban qaabisay hay’adda ayaa EADA ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdishu. Xafladda waxaa kasoo qeyb galay Ra’isul Wasaare ku xigeen Maxamed Cumar Carte,… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda SIMAD oo Daah Furtay Kuliyadda Caafimaadka iyo Mashaariic Isbitaal ku Jiro oo soo Socda Xalad lagu daah furayey dhismaha cusub ee Kuliyadda Caafimaadka SIMID ayaa maanta lagu qabtay xarunta Jaamacadda. Horjoogaha Jaamacadda SIMAD Dahir Carab, qaar ka tirsan Madaxda African Muslim Agency, arday iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Amni Oo Laga Dareemayo Degmada Caabudwaaq Ee Galgaduud Dhawaan ayaa amniga guud ee degmada Caabudwaaq waxaa lagu wareejiyay guddig amni, ka dib markii degmada ay noqotay mid marti gelisa xilli walba falalka amni darrada ah. Waxaa degmada loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Hor Leh Oo Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Soo Gaaray Boosaaso Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari soo gaaray dad Soomaaliyeed oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen, kuwaasi oo kasoo amba baxay dekadda Mukalla. Dadkaan ayaa tiro ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Jaamacadda Carabta ku Ammaaney Taageeradooda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay danjireyaasha dalalka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya. Madaxweynaha iyo danjireyaasha ayaa ka wadahadley xaaladaha…
6 daqiiqo Sheeko:War Warbixin : Baarlamaanka oo Daaha Ka Rogey Wax Isdabamarin Dhaqaale Guddiga maaliyadda ee baarlamaanka federaalka ayaa baaritaan muddo ah kadib waxa uu soo saaray warbixin aad xasaasi u ah oo nuqul ka mid ah ay Goobjoog heshey taasi oo qodob-qodob…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jilayaasha Aan Dowliga Ahayn Oo Ka Digay In Dalka Uu Galo Qalalaase Siyaasadeed Ururada Bulshada rayidka ah ayaa ka hadlay mooshinka dhawaan laga keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ay ka digeen in dalka uu galo Qalalaase Siyaasadeed. Cabdulaahi Maxamed Shirwac oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Kenya Oo Cabsi Soo Wajahday Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya ayaa xilligaan waxaa soo food saartay cabsi aad u daran, ka dib markii ay soo bateen dadka gurayaha lagala baxo, mise Meydadkooda wadooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Galgaduud Oo Ka Digay Dagaallo Ka Dhaca Gobalkaasi Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalka Galgaduud ayaa ka digay dagaallo ka dhaca gobalkaasi, ka dib markii ay sheegeen in maamulka Galmudug uu billaabay inuu ciidamo kusoo daabulo deegaanno gobalkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Khaliif Maxamed “Mooshinka Waa Mid Madaxweynaha Lagula Xisaabtamayo” Xildhibaan Khaliif Maxamed Xaaji oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in rajo wanaagsan ay ka qabaan meel marinta mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh. Waxa uu…