WAR DEG DEG AH:- Ahlu-sunna Oo Hawada Ka Saartay Idaacado Ka Howlgala Galgaduud Sheeko:Dalka Wararka naga soo gaaraya gobalka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in maamulka Ahlu-sunna ee gobalkaasi ay albaabada isugu dhufteen Seddax Idaacad oo ku yaallay gobalkaasi. Idaacadahaan oo ku kala yaallay… 1 daqiiqo
11 daqiiqo Wasiirka Dastuurka “Baarlamaanka Waxa Uu Dastuurka Ansixinayaa March 2016” (Wareysi Gaar Ah) Wasiirka Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa faah faahin ka bixiyay halka ay marayaan howlaha Dastuurka dalka u yaalla. Waxa…
11 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Dastuurka “Maamul Gobaleedyada Iyo Shacabka Intiisa Kale Ayaa Tashi Ku Leh Dastuurka” Wasiirka Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa faah faahin ka bixiyay halka ay marayaan howlaha Dastuurka dalka u yaalla. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkad Laga Leeyahay Dalka Turkiga Oo Lagu Wareejiyay Tayo Dhowrka Badeecooyinka Dalka Yimaada Qoraal kasoo baxay wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in guud ahaan loo sheegayo ganacsatada Soomaaliyeed, kuwa dalka wax keena iyo kuwa dibadda wax u dhoofiya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Nuur Faarax “Gurmad Bini’aadannimo Haloo Geeyo Shacabka Baardheere” Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan degmada Baardheere ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah oo dhanka nolosha ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Magacawday Wakiilka Gaarka Ah Ee Xaquuqda Caruurta Iyo Tahriibayaasha Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay ergayga gaarka ah ee xuquuqda Caruurta iyo Tahriibayaasha Soomaaliyeed. Afhayeenka xukuumadda Cabdisalaan Axmed Caato oo u waramay Goobjoog News, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Diyaaradaha Baardheere Oo Si Rasmi Ah Loo Furay Muddo 10-sano ah ka dib ayaa dib loo furay garoonka diyaaradaha degmada Baardheere ee gobalka Gedo, halkaasi oo dhawaan ay la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka, Jubbaland iyo kuwa AMISOM. Madaxweyne…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada oo Guddi u Saaray Mooshinka Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday Maxkamadda daraja Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta la hor geeyay Maxamed Cali Aadan oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka, kaasi oo lagu eedeeyay dilka askari kale oo isna…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji 6 Sabab oo Facebook aad ku nici karto Waqti Lumis: Sababta koobaad ee aad ku nici karto Facebook, waa adigoo u arko waqti lumis, waayo Facebook lagama hurdo, waqti walba dad ayaa ku jira, Dhamaan Qaaradaha ah, waxaa…