Ciidamada Itoobiya Oo Xabsiga Dhigay Wasiirka Caafimaadka Jubbaland Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay xabsiga dhigeen gabal dhacii shalay, wasiirka caafimaadka maamulka Jubbaland. Wasiirka oo lagu magacaabo Xasan Daahir Yarow… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Qaarkood Gaaray Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa gaaray qoysas badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Dadkaan ayaa ka mid ahaa, dadkii kasoo degay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska AMISOM Ee Gobalka Hiiraan Oo Ka Warbixiyay Dagaallo Ay La Galeen Al-shabaab Deegaanno badan oo ka mid ah gobalka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaallo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinaca ah. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cabdi Kaliil “Heshiiskii Doolow Wuu Burburay” Gudoomiyahii gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa sheegay in uu burburay heshiiskii shalay ka dhacay degmada Doolow oo isaga iyo siyaasiyiin kale la galeen maamulka Jubbaland. Kaliil ayaa sababta burburka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyaha Gobalka Gedo Madaxweynaha maamulka Jubbland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyahii gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil, ka dib wareegto uu soo saaray. Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland Jeneraal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Sheekhuunaa Oo Laga Saaray Golaha Addeega Garsoorka Golaha wasiiradda ayaa ansixiyey xubin cusub oo badalaya Shariif Sheekhuunaa, taliyihii hore ee booliiska Soomaaliya , kaasi oo galaya booskii mas’uulkan uu kaga jirey golaha adeegga Garsoorka oo ay horey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Ka Socday Doolow Oo Lagu Heshiiyay (Sawirro) Wararka naga soo gaaraya degmada Doolow ee gobalka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in heshiis lagu gaaray shir halkaasi uga soconayay madaxda maamulka Jubbaland iyo siyaasiyiinta gobalka Gedo. Shirkaan oo…
5 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Fadeexadda SOMA Oil, Waa Fari Kama Qodna ! Todobaadkan waxaa soo ifbaxay fadeexad weyn oo hareysey shirkadda shidaal baarista SOMA Oil and Gas ee hawlaha shidaal baarista ka wadda Soomaaliya, waxayna tani ka dambeysey kadib markii xafiiska baarista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Ka Warbixiyay Halka Uu Marayo Dhisamaha Garoonka Degmadaasi Maamulka degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay halka uu marayo dhismaha garoonka diyaaradaha ee degmadaasi, kaasi oo socda muddo ku dhaw Seddax Bil. Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaallo Ka Dhacay Deegaanno Hoostaga Degmada Ceelbuur Ee Galgaduud Dagaallo u dhaxeeyay ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca oo garab ka helaya kuwa AMISOM ee ka socda Itoobiya iyo Al-shabaab oo dhinac ah ay ka dhaceen deegaanno ku dhaw degmada Ceelbuur ee…