Saraakiisha Dowladda Ee Gobalka Hiiraan Oo Sheegay In Deegaanno Badan Ka Qabsadeen Al-shabaab Sheeko:Dalka Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobalka Hiiraan oo faah faahin ka bixinayay howlgal ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ka wadaan gobalka Hiiraan, ayaa sheegay in Al-shabaab ay ka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanka Ceelhuur Ee gobalka Mudug Biyo La’aan baahsan ayaa xilligaan waxa ay soo wajahday dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanka Ceelhuur ee gobalka Mudug, iyadoo qiimaha la kala siisto biyaha ay sare u kacday. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Bilaabay Furista Wadooyin Ay Biyo Xireen Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay bilaabeen dib u habeyn ku aadan wadooyinka ay jareen biyo, ka dib roob ka da’ay degmadaasi. Xoghayaha dowladda Hoose…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Baardheere Oo Ka Hadlay Duqeyn Ciidamada Kenya Ka Geysteen Duleedka Degmadaasi Odoyaasha iyo waxgaradka degmada Baardheere ayaa si kulul waxay uga hadleen Duqeyn ay shalay galab Ciidamada Kenya ee Qeybta ka ah AMISOM kuna sugan Magaalada Bardheere ay ka geysteen nawaaxiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Badan Oo Lagu La Yahay Badda u Dhaxeysa Liibiya Iyo Talyaaniga Boqolaal Ruux oo kasoo jeeda qaar ka mid ah wadamada Qaaradda Afrika ayaa haatan lagu soo waramayaa in lagu la yahay badda u dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga, kuwaasi oo tahriib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Aragti Kala Duwan Ka Dhiibtay Sharciga Isgaarsiinta Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen sharciga Isgaarsiinta oo dhawaan la horgeeyay baarlamaanka Soomaaliya. Dadkaan oo u waramay Goobjoog…
5 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Yaa Ku Tartamaya Doorashada Jubbaland? Maamulada Soomaaliya ka jira waa kala ceyn, waxaa jira shakhsi si loo doorto aqoon, lacag, waqti iyo dadaal dheer ku bixinaya halka nin kale la iska doorto micno la’aan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo Shaaciyey Shuruudaha Laga Doonayo Musharixiinta Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta shaaciyey shuruudaha laga doonayo qofka isu soo sharaxaya xilka madaxtinimo ee Jubbaland. Guddoomiyaha guddigani Xabiibo Maxamed Cabdulle oo warfidiyeenada kula hadashay Kismaayo ayaa sheegtey in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Iyo Ku Xigeenka UNSOM Oo Ku Kulmay Garoowe Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta Garoowe ku qaabilay ku xigeenka cusub ee wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dawarawalada Gaadiidka Ee Ka Howlgala Magaalada Muqdisho Oo Ka Cabanaya Burburka Wadooyinka Darwalada gaadiidka ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa cabasho waxa ay ka muujiyeen burburka qaar ka mid ah wadooyinka magaalada, oo ay sheegeen in xilliyada roobka dhibaato badan ku qabaan.…