1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laba Ruux Oo u shaqeynayey Hay’adda UNHCR Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Koox hubeysan ayaa gelinkii dambe ee maanta waxay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ku dileen Laba ruux oo u shaqeynayay hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR. Labadaan qof oo mid…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Qoono “Xukuumadda Wey Ka Gaabisay Wax Ka Qabashada Dagaalka B/weyne” Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xasan Qoono oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaallada ka socda magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, isaga oo eedeyn u jeediyay xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka Oo Digniin u Diray Xildhibaannada Saxiixa Buugga Xaadirinta Kadibna Iska Taga Kulanka 20-naad, Kalfadhiga 7aad ajendayaashiisa waxaa ka mid ahaa warbixinta Guddiga Maaliyadda ee ku saabsan xisaab xirka 2014-ka, Akhrinta 3-aad sharciga Saxaafadda. Kulanka Baarlamaanka waxaa maanta soo xaadiray 142 Xildhibaanada,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Oo Soo Dhaweeyey Ansixinta Sharciga Iibka Qaranka Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aden Ibrahim Farkeeti ay soo dhaweeyey ansixinta Sharciga Iibka Qaranka (procurement Bill) oo golaha Barlamanku anxisyeen sabtidii la soo dhaafay, wuxuuna wasiirku ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Nabadda Ugu Baaqay Beelaha Ku Dagaallamaya Baladweyen Iyo Marka Maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaalaya gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Hoose in ay wada hadal ku dhameeyaan khilaafaadka dhex yaalla. Wasiir ku xigeenka wasaarada Dastuur iyo Dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel oo Ogolaatay in Hoos Loo Dhigo Qaxootiga Ra’isul Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel oo Ku Guuleysatay in Xisbigeeda Ka Dhaadhiciso in Albaabada Loo Furayo Xadka, Lana Qaabillo Qaxootiga. Chancellor Angela Merkel waxaa ay dooneysa in hoos loo dhigo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalka Sokeeye: Muqaal La Daawaday Oo Dib Loo Shiday! Wixii ka dambeeyay burburka dowladii dhexe ee dalka islamarkaana uu hogaaminayay Allaha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre, Soomaaliya waxay lasoo daalaa dhacday dagaallo sokeeye oo dhiig Soomaaliyeed kaliya uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Jirta Magaalada Marka Ee Sh/hoose Magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose, waxaa shalay iyo maalintii ka horreysayba ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Beelo wada deggan halkaasi, kaasi oo sababay khasaare kala duwan. Dagaalkaan ayaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Rasaas Laga Maqlayo Baladweyne Wararka saaka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi laga maqlayo rasaas goos goos ah oo ay is weydaarsanayaan dhinacyadii shalay ku dagaallamay magaaladaasi.…