Madaxweynaha oo Kismaayo Tababar Uga Furey 1350 Ciidanka Xoogga Dalka Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Kismaayo si rasmi ah daaha uga rogey hawlgelinta 1350 askari oo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Qarxyada Hotel Jaziira Maanta waxaa qarax aad u weyn lala eegtey hoteelka caanka ah ee ee Jazeera , Goobjoog News waxa ay halkani idiinkugu soo gudbineynaa taxanaha weerarada lagu qaaday hoteelkani oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Hotelka Jazeera Ee Magaalada Muqdisho Waxaa soo baxaaya faah faahin ku aadan khasaaraha ka dhashay weerar Ismiidaamin ah oo galabta lagu qaaday Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Weyn Oo Ka Dhacay Hotelka Jaziira Ee Magaalada Muqdisho Qarax Weyn ayaa ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay meelo badan oo ka mid ah magaalada. Qaraxaan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Gudoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka-Akhri Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa goor dhaw magaalada Muqdisho waxa ay ku doorteen gudoomiyahooda iyo ku xigeenkiisa. Doorashadaan oo gacan taag ahayd ayaa xubnaha guddiga waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in halkaasi goor dhaw uu gaaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Diyaaradda waday madaxweynaha oo ka amba baxday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Guddiga Madaxa Banaan Ee Xuduudaha Iyo Federaal Oo Doortay Gudoomiye Iyo Ku Xigeenkiisa Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa goor dhaw magaalada Muqdisho waxa ay ku doorteen gudoomiyahooda iyo ku xigeenkiisa. Doorashadaan oo gacan taag ahayd ayaa xubnaha guddiga waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo Ee Jubada Hoose Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa in uu gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Madaxweynaha ayaa saacadaha nagu soo wajahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Sida 300 Oo Qaxooti Ah Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Cusmaan Axmed Maxamed oo ah qunsulka qeybta Safaaradda Soomaaliyeed ee magaalada Sanca ayaa Goobjoog News u sheegay in maanta ay Sanca kasoo baxeyso diyaarad sida ku dhawaad 300 oo Qaxooti…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jaamacadda Kismaayo oo Codsanaya in AMISOM ay Ka Guurto Dhismaha Jaamacadda Ilaa iyo intii ciidamad Kenya ay soo galeen magaalada Kismaayo sanadkii 2012-kii waxaa gacanta Jaamacada Kismaayo ka maqnaa dhismihii xarunteeda dhexe ee jaamacadaas ka dib markii ay saldhig militiri ka…