Faah Faahin:- Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Deegaanka Moqokori Ee Gobalka Hiiraan Sheeko:Dalka Qarax Miino oo khasaare geystay ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay deegaanka Moqokori ee gobalka Hiiraan, iyadoo faah faahin ay ka bixiyeen saraakiisha dowladda ee ku sugan deegaankaasi.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabasho Laga Muujiyay Isbaarooyin Yaalla Duleedka Degmada Afgooye Darawalada Gaadiidka ee ka shaqeeya degmada Afgooye iyo deegaanada ku dhaw ayaa ka cabanaya Isbaarooyin kusoo batay deegaano hoostaga degmadaasi, kuwaasi oo dhac loogu geysto shacabka gaadiidka saaran. Deegaanada ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mamulka Puntland Oo Sheegay In Dib u Habeyn Casri Ah Ay Ku Sameynayaan Maxjarada Ku Yaalla Deegaanadooda Maamulka Puntland ayaa sheegay in qarash badan ay ku bixin doonaan hagaajinta iyo dib u habeynta maxjarada ku yaalla deegaanada maamulkaasi ka arrimiyo. Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha ee Puntland Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Yaxye Cali Ibraahim Oo Rajo Ka Muujiyay In Dalka Doorasho Ay Ka Dhacdo 2016 Professor Yaxye Cali Ibraahim oo ah gudoomiyahii soo xulay guddiyada Doorashooyinka, Xuduudaha iyo Federaalka ayaa sheegay in sanadka 2016-ka dalka guud ahaan ay ka dhici doonto doorasho ay dadka codkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wadajir Oo Baaraya Dilkii Xildhibaan Cabdullaahi Baantu Maamulka degmada Wadajir ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno ku aadan sidii ay usoo qaban lahaayeen dadkii ka dambeeyay weerarkii shalay lagu dilay Xildhibaan Cabdullaahi Baantuu oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada oo Sharciga Argagixiso La Dagaalanka Ku Tilmaamay Mid Dastuurka Ka Taloowsan Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si carro leh aragtidooda uga dhiibtey sharciga argagixiso la dagaalanka oo ay wasaaradda amniga gudaha horgeysey baarlamaanka si uu u maro akhrintiisa koowaad. Kulanka 22-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka XildhibaanCabdulahi Bantu oo La Dilay Xildhibaan Cabdulahi Xussen Maxamud Muse Bantu, oo dhawaan lagu badalay aabahiis ayaa hadda lagu dilay degmada Wadajir. Xildhibaankan ayaa la dhaariyay intii lagu jiray kalfadhiga lixaad ee hadda socda kadib…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug oo Ka Fariistey Wax Ka Badalka Dastuurka Kulan ay maanta yeesheen golaha wakiilada maamulka Galmudug oo ka dhacay Cadaado ayaa waxaa loo qeybiyey nuqulo ka mid ah dastuurka Galmudug ee horey loo ansixiyey si wax looga badalo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Maanta Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa maanta waxa ay degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ku dileen ruux ka shaqeynayay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Marxuumka la dilay ayaa magaciisa waxaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Dadka Computerka Wax ku Akhriyo kama qaadaan Aragti Fogaan ama Gaabni Buug cusub oo uu soo saaray Dhakhtar xagga indhaha ah oo lagu magacaabo Baskal Barani oo u dhashay dalkaasi Faransiiska waxaa lagu sheegay in dadka caado ka dhigtay in Computer-ka…