Sanduuqa Dib u Dhiska Soomaaliya oo La Qorsheynayo in La Furo Sheeko:Dalka Saraakiil ka tirsan wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya ayaa Goobjoog News u sheegey in dhawaan la qorsheynayo in la furo sanduuq dib u dhib u dhiska Soomaaliya, kaasi oo dadka Soomaaliyeed… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Buurhakaba Oo Beeniyay In Shacab Lagu Laayay Duqeyn Ka Dhacday Duleedka Degmadaasi Maamulka degmada Buurhakaba ee gobalka Baay ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in dad shacab ah lagu laayay duqeyn diyaarado dagaal ay ka geysteen deegaanno ku dhaw degmadaasi. Cismaan Xaaji…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Maanta La Horgeynayo Hindise Sharciyeedka La Dagaalanka Argagaxisada Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku yeelan doonaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyadoo la horgeynayo Hindise Sharciyeedka la dagaalanka Argagaxisada. Hindise Sharciyeedkaan ayaa mari doona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gobalka Bakool Oo Sheegay In Duulaan Ku Yihiin Deegaanno Gobalkaasi Ay Ka Joogaan Al-shabaab Saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in duulaan ku yihiin deegaano badan oo ka mid ah gobalka Bakool, islamarkaana ay maamulaan Xarakada Al-shabaab. Korneel Abaaba oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaad Hubeysan Oo Isbaarooyin Hor Leh Dhigtay Wadada Isku Xirta Afgooye Iyo Mareerey Maleeshiyaad hubeysan kuna labisan dareeska ciidamada dowladda Federaalka ayaa Ibaarooyin hor leh waxa ay dhigteen wadada isku xirta degmada Afgooye iyo deegaanka Mareerey ee gobalka Shabellaha Hoose. Darwalada gaadiidka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- In Ka Badan 10 Qof Oo Ku Dhimatay Gobalka Baay Ka Dib Duqeyn Cirka Ah Iyo Rasaas Ay Fureen Ciidamada Itoobiya Wararka naga soo gaaraya gobalka Baay ayaa sheegaya in dad ka badan 10 qof oo shacab ah misane barakacayaal ahaa ay ku dhinteen duqeyn ay geysteen diyaarado dagaal iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Sheegtay In Maamul Ay u Sameynayso Shacabka Degmada Caabudwaaq Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in ay maamul u sameyn doonaan degmada Caabduwaaq oo shalay dagaal ay ku qabsadeen. Sarkaal lagu magacaabo Xasan Maxamuud Warsame, oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Dhuux “Gurmad Degdeg Ah Hala Geeyo Meelaha Laga Qabsaday Al-shabaab” Xildhibaan Maxamed Cali Dhuux oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha samafalka ah in gurmad degdeg ah ay gaarsiiyaan dadka ku nool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay deegaano duleedka ka ah degmada Xudur ee gobalka Bakool. Wararka ay…
8 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mugga ay Leedahay Booqashada Obama ee Bariga Afrika Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa soo gaaray dalka Kenya, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey , waxaana u bilaabanaysa booqasho labo maalmood ah uu ku joogayo dalka Kenya, mudada…