Maamulka Degmada Caabudwaaq Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Barakacayaasha Ku Sugan Degmadaasi Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay soo food saartay barakacayaasha ku dhaqan degmadaasi, kuna baaqay in gurmad loo fidyo. Gudoomiyaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidanka Ilaalada Garoonka Boosaaso Oo La Dilay Taliyahii ciidanka Ilaalada garoonka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Korneel Xasan Shire Amaan ayaa maanta lagu dilay gudaha garoonkaasi. Askari la sheegay in uu ka mid ahaa ciidanka ilaalada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaq Ma u Leeyihiin Maamul Goboleedyada In Ay Sameystaan Ciidan Militari Ah? Dowladda Federaalka waxaa uu dhib badan ka heystaa maamullada hubeysan, dowlad goboleedyadaas hubeysan waxaa ay Khatar ku yihiin jiritaanka dowladnimo, Dastuurka dalka waxaa ku qoran in maamul goboleedyada aanay sameysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlagallo Ka Sameeyay Deegaanno Ka Tirsan Galgaduud Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa xoogga dalka ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxa ay howlgallo ka sameeyeen deegaanno ku dhaw degmada Ceel-buur ee gobalka Galgaduud. Taliyaha hogaaminayay ciidanka Xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Puntland Oo Digniin u Diray Dadka Tahriibka u Taga Boosaaso Taliska Ciidamada Booliiska ee maamulka Puntland ayaa u digay dadka la sheegay in magaalada Boosaaso ee gobalka Bari u tagaan inay kasii tahriibaan. C/risaaq Afguduud oo ah taliyaha Booliiska Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Yahanno Ka Tirsan Daacish Oo Lagu Dilay Duqeyn Cirka Ah Oo Ka Dhacday Siiriya Ugu yaraan 32 ruux oo ka tirsan dagaalyahannada Daacish ayaa lagu dilay weerar la aaminsanyahay in ay qaadeen diyaaradaha dagaalka dalka Mareykanka. Hay’ad u dooda xaquuqda adanaha oo saldhigeedu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Rasaas Ku Baxsatay Dad Shacab Ah Gobalka Mudug Deegaan qiyaas ahaa la sheegay in 25 KM dhanka Koonfureed kaga beegan yahay deegaanka Bandiiradley ee gobalka Mudug ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay ka dhacday rasaas sababtay khasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Burbur Ku Yimid Buundada Degmada Afgooye Iyo Shacabka Oo Ka Cabanaya Isticmaalka Buundada yar ee dulmarta Wabiga Shabeelle ee Degmada Afgooye, waxaa ka taagan bur bur sameyn ku yeeshay dadka inta badan marinka ay u tahay buuundadaasi. Dadka Isticmaala Buundadaasi qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Dad Lagu Soo Qabqabtay Ka Sameeyey Degmada Afgooye Ciidamada dowladda Federaalka, gaar ahaan Booliiska sida gaarka ah u tababaran ayaa howlgallo dad lagu soo qabqabtay waxay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose. Howlgalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidankii Ku Dagaallamay Magaalada Gaalkacyo Oo La Kala Qaaday Waxaa si rasmi ah loogu guuleystay in la kala qaado ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug ee dhawaan ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo. Ciidankaan oo isku hor fadhiyay aagaggii ay ku dagaallameen…