Wariyeyaal Lagu Xirey Jowhar iyo NUSOJ oo Cambaareysey Sheeko:Dalka Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta si kulul u cambaareeyay xarrigga Tifaftirihii iyo Agaasimihii Idaacada oo maamulka gobolka Shabeelada dhexe ugu geystay magaalada Jowhar, uguna baaqay inay si… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqasho Kadis ah ku tagay Xeebta Liido Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqasho kadis ah ku tagay xeebta Liido halkaas oo ay ku sugnaayeen dad tiro badan oo Ciidayey. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u gacan qaaday qaar ka tirsan…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waxba Kama Ogaan Kartid Muqdisho Adiga oo Aanan Banaanka Uga Bixin Dadka Muqdisho ku nool ama soo booqda waxaa laga yaabaa in ay ku gaabsadaan ka warqabista xaafadaha magaalada iyo meelaha muhiimka ah, laakiin xaqiiqda waxa ay tahay in taasi aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoogaga Daacish oo sheegatay Weerar Dad Badan Ku Dhinteen Xoogaga Daacish ayaa sheegtay Weerar is Miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Diyaala oo ku taalo Waqooyi bari magaalada Baqdaad. Ugu yaraan 115 qof ayaa ku dhimatay weerarka, dhacaawa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas “Puntland Xuduudaheeda Waa Muqaddas” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo meel fagaare ah kala hadlay shacab badan ayaa sheegay in marnaba aanay gor gortan ka geli doonin xuduudda maamulka Puntland. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Badan Oo Ka Barakacay Degmada Baardheere Ee Gobalka Gedo Maalmihii ugu dambeeyay waxaa degmada Baardheere ee gobalka Gedo ka soconayay Barakac baahsan oo ay sameynayeen dadka ku dhaqan degmadaasi, ka dib markii ay ka baqeen dagaallo halkaasi ka dhaca.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin : Qasaaro Ka Dhashay Iska Hor Imaadyo Ka Dhacay Buulo Mareer iyo Gobweyn Shabeelada Hoose Labadii habeen ee lasoo dhaafay waxaa qeybo ka mid ah gobolka Shabeelada Hoose, gaar ahaan deegaanada Buulo Mareer iyo Golweyn ka dhacayay iska hor imaadyo kala gaar gaar ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Adkeysay Amniga Magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aad u adkeysan ammaanka guud ee magaalada Muqdisho, xilli lagu guda jiro u dabaal degga Ciidul Fidriga. Wadooyinka waaweyn ee magaalada ayaa lagu arkayaa ciidamo aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Dowladda Federaalka oo La Ciideystey Shacabka Carmo, Bari Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xill. Maxamud Xayir Ibraahim oo ka mid ahaa waftigii Ra’iisul Wasaaraha ku wehliyey safarkii uu ku tagay deegaanada Puntland ayaa kula tukaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalintii Labaad Oo Dalka Oo Dhan Looga Dabaal Degayo Ciidul Fidriga Maalintii Labaad ayaa guud ahaan dalka waxaa looga dabaal degayaa munaasabadda ciidul Fidriga, iyadoo la arkayo shacab badan oo damaashaadaya. Magaalada Muqdisho oo ah caasimadda dalka ayaa waxaa laga dareemayaa…