Dowladda Federaalka Oo Rajo Ka Muujisay In La Xaliyo Khilaafka Puntland Iyo Galmudug Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dowladda ay diyaar u tahay xalinta khilaafka u dhaxeeya maamulada Galmudug iyo Puntland. Waxa uu sheegay wasiirka in hadda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Whatsapp oo doonaysa inay Like ku soo kordhiso adeegeeda. Adeega fariimaha deg dega ah ee Whatsapp ayaa hadda waxa uu tijaabo ku wadaa sidii uu u soo kordhin lahaa laba adeeg oo cusub, laakiin aad mooddo inuu ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Indha Cadde “Ahlu-sunna Ha u Tanaasulaan Shacabka Gobalada Dhexe” Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada dhexe looga baahan yahay in ay u tanaasulaan shacabka ku dhaqan gobaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka wasaaradda warfaafita Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo goor dhaw hadal ka jeediyay munaasabadda loogu dabaal degayo Seddax Sano guurada Goobjoog ayaa ugu horeen u hambalyeeyay maamulka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa AMISOM oo Qabsaday deegaan 50KM u Jira Baardheere Wararkii ugu dambeeyey ee kasoo baxaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ee ka socda Kenya iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in ay la wareegeen deegaanka Tarako oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraalkii Ka Gadoodey Ciidamada Puntland oo Garoowe Lagu Soo Dhaweeyey Jeneraal Muxyadiin Axmed Muuse oo muddo labo bilood ah isaga iyo ciidamo uu hoggaaminayo ay duurka ku jireen iyaga oo gadoodsan ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Kumaandoos ah Oo Tabobar Looga Furey Deegaanka Jazeera Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Jeneraal Cabdiqaadir Cali Diini ayaa maanta deegaanka Jazeera ee Shabeelada Hoose tabobar oga illaa 100 askari oo ah kuwa sida gaarka loo tabobarayo ee loo yaqaano Danab.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Muqdisho Ku Qabatay Siminaar Sharcigga Badda Caalamiga ah Iyada oo ay Soomaaliya iyo Kenya ka dhex oogantahay dacwad la xiriirta dhulbadeed ay Soomaaliya leedahay oo ay Kenya sheeganayso ayaa waxa xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM uu magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneral Fartaag “Degmada Baardheere Waxaan u Jirsannay 60 Kilo Miter” Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in ciidamada Jubbaland iyo kuwa AMISOM ay haatan bilaabeen dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay ku doonayaan inay ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah gudoomiyaha guddiga Badbaadinta iyo samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed oo ka hadlay Munaasabadda Seddax Sano Guuradii kasoo wareegtay aas aaska Goobjoog ayaa qiray in mudadii ay…