Admiral Faarax Qare “Anaga Ayaa Ku Guuleysan Doonna Dacwadda Badda Ee Nagala Dhaxeysa Kenya” Sheeko:Dalka Agaasimaha Hay’adda Badaha Soomaaliyeed Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku guuleysan doonto dacwadda Badda ah ee nagala dhaxeysa dowladda… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabiir Dhanka Ammaanka Ah Oo Sheegay Sababta Ka Dambeysa In Ay Dib Isku Soo Abaabulaan Al-shabaab Korneel Cabdullaahi Aadan Cirro oo ah qabiir dhanka ammaanka ah ayaa ka hadlay sababta ugu weyn ee xilligaan keentay in ay dib isku soo abaabulaan Xarakada Al-shabaab, xilli dowladda ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Illaaliyaha Guud oo u Ambo Baxay Magaalada Hague Dacwadda Badda Awgeed Xeer Illaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Daahir ayaa u ambo baxay magaalada Hague ee dalka Netherlands halkaasi oo maalinta bari ah lagu wado in Soomaaliya ay maxkamadda caalamiga ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Jeesow “Gaabiska Xagga Amniga Ee Jira Waa Mushaar La’aanta Ciidanka” Gudoomiye ku xigeenka guddiga arimaha gudaha iyo amniga ee baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in sababaha ugu weyn ee amni darada magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya oo Fasax Qaran Ka Dhigtey Maalinta Ciiddul Fidriga War kusoo baxay faafinta rasmiga ah ee dowladda Kenya (Government Gazette) oo uu soo saaray wasiirka arrimaha gudaha Joseph Nkaissery ayaa lagu shaaciyey in maalinta 18-ka bishan June oo ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN GAAR AH: Weeraradii Lagu Qaaday Hoteelada Siyaad iyo Weheliye Waxay ahayd maalin jimco ah tii ugu dambeysey bisha barakaysan ee Ramadhaan, dadkuna waxa ay intooda badan markaasi galiyeen sheeygii ugu horeeyey ee afurka kadib saacado badan oo la soomanaa,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Yuusuf Muumin Oo Loo Magacaabay Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta digreeto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay Xisaabiyaha guud ee Qaranka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, marii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe iyo Cabdiwali Gaas oo Garoowe Ku Kulansan, Kana Wadahadlaya Hiigsiga 2016-ka (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Garoonka magaalada Garoowe waxaa kusoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay Oo Cambaareeyay Weeraradii Xalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa cambaareeyay Labadii weerar ee xalay Xarakada Al-shabaab ku qaadeen Hoteelada Siyaad iyo Wehliye ee Magaalada Muqdisho. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Kaspersky: Google iyo Mobilada Smart-iga ahi waxay dhibaato ku yihiin Xasuusta. Daraasad cusub oo laga soo saaray xarunta cilmi baarista ee Kaspersky “ee teknolojiyadda ayaa lagu sheegay in dhalinyarada qaan-gaarka ah ee ku xiran aaladda internetka inaanay awoodin intooda badani inay…