DEGDEG: Qaraxyo Gilgilay Hoteelo ku yaalo Magaalada Muqdishu Sheeko:Dalka Labo qarax oo aad u xoogan ayaa ka dhacay wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdishu maqribkii maanta. Qaraxa hore waxaa uu ka dhacay Hotel Siyaad halka qaraxa labaad uu ka… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Warbixinta Yusuf Garaad Maanta waxaan fursad u helay in aan la fariisto khubrada farsamo iyo qaanuun ee Soomaaliya ku matalaya dacwadda ka dhanka ah Kenya ee ku saabsan soohdinta badda ee labada dal.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Dowladda Oo Degmada Afgooye Ku Dilay Haweeney Uur Leh Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in askari ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka ah uu degmadaasi ku dilay Haweeney Uur leh misane ganacsato ahayd.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Laga Dareemayo Qiimaha La Iibiyo Qudaarta Ee Suuqyada Baladweyne (Sawirro) Gobalka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambeeyay waxa uu ku tallaabsaday horumaro ballaaran oo dhinaca wax soo saarka qudaarta ah, iyadoo dalagyada kasoo baxa loo iib geeyo meelo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Sirdoonka Waddamada Bariga Afrika iyo IGAD oo Alshabaab Ka Shiraya Taliyeyaasha laamaha sirdoonka ee waddamada xubnaha ka ah urur goboleedyada Bariga Africa ee EAC iyo IGAD ayaa waxa uu shir heer sare ah oga furmi doonaa magaalada Kampala ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Sheegtey In Aysan Aqoonsan Doonin Guddiyada Madaxa Banaan ee Federaalka War murtiyeed kasoo baxay kulan ay yeesheen golaha wasiiradda ee Puntland ayaa lagu sheegey in Puntland aysan aqoonayn guddiyada madaxa banaan ee federaalka ee dhawaan baarlamaanka ansixiyey, kaasi oo sida…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo Muqdisho u Yimid Casuumaad Ay Ka Heleen Baarlamaanka Federaalka Waxaa markii ugu horeysey magaalada Muqdisho yimid wafti uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casar iyo guddoomiye ku xigeenkiisa mudane Xareed kadib markii ay casuumaad ka heleen baarlamaanka federaalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaalida Mareykanka oo Codsatay Wax Laga Badalo Sida Loo Maxkamadeynayo Dhalinyarada Daacish Baxsadka u ah Hoggaamiyeyaasha Soomaalida gobolka Minessota ee dalka Mareykanka ayaa dalbatay in wax laga badalo qaabka loo maxkamadeynayo dhalinyaro lasoo qabtay iyaga oo usii baxsanaya dhanka kooxda Daacish in ay ku biiraan.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibada ee Sucuudiga oo Geeriyoodey Amiir Sucuud Al-feysal oo ahaa wasiirkii ugu xiliga dheeraa ee meel ka mid ah adduunka wasiir arrimo dibadeed ka noqda , kana ahaa dalka Sucuudiga ayaa geeriyoodey kadib 4 bilood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isulwasaare Ku Xigeenka oo Dhageystey Cabashooyin Ka Jira Gudaha Wasaaradda Hawlaha Guud Maxamed Cumar Carte Qaalib oo sii wada kormeerkii uu ku tagayay wasaaradaha dowladda ayaa booqdey wasaaradda hawlaha guud, wuxuuna warbixino ka dhageystey agaasimeyaasha iyo wasiirka wasaaradda. Wasiirka hawlaha guud Injineer…