Maamulka Ahlu-sunna Ee Degmada Matabaan Oo Kasoo Horjeestay Doorashadii Galmudug Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Matabaan Gobalka Hiiraan ayaa kasoo horjeestay doorashadii Afartii bishaan ka dhacday magaalda Cadaado, taasi oo lagu doortay madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Gudoomiyaha degmadaasi ee… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Uu Soo Dhaweynayo Soo Nooleynta Xiriirka Ka Dhaxeeya Somalia Iyo India (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabiley Wafdi uu horkacayo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda ee India General Vijay Kumar Singh. Madaxweynaha iyo wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso:- Dadkii Ka Yimid Yemen Oo Gobalada Dalka Loo Kala Dirayo (Sawirro) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa dhawaan soo gaaray muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda Yemen. Guddiga Qaxootiga Yemen ee fadhigoodu yahay magaalada Boosaaso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Badda ee Japan ee Biyaha Soomaaliya Ku Sugan oo Markii Lixaad Waqtiga Loo Kordhiyey Dowladda dalka Japan ayaa markii lixaad muddo sanad ah oo kale u kordhisey ciidamadeeda badda ee ku sugan biyaha Soomaaliya si ay u illaaliyaan maraakiibta ganacsi ee dalkaasi ee maraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Federaalka “Cabashada Puntland ee Galmudug Waxaa Lagu Xalinayaa Hab Dastuuri Ah” Golaha wasiirada dowladda federaalka ayaa markii ugu horeysey ka hadlay cabasho kasoo yeertey maamul goboleedka Puntland oo ku aaddan dhismaha maamul goboleedka kale ee Galmudug. Puntland ayaa sheegtey in aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada oo Bilaabay Isla Xisaabtan Dhexdooda ah Xili uu baarlamaanka federaalka wado la xisaabtanka golaha wasiirada oo wasiirada qaarkood wax laga weeydiinayo waxqabadkooda, ayaa golaha wasiirada waxa ay bilaabeen isla xisaabtan dhexdooda ah. Kulan ay yeesheen oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Dad Badan Lagu Laayay Illa aiyo 14 qof ayaa lagu soo waramayaa in lagu laayay weerar saakay aroortii kooxo hubeysan oo looga shakisanyahay in ay Alshabaab yihiin ay ka geysteen tuulo yar oo u…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka oo Ansixiyey Guddiga Doorashooyinka Qaranka Baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xubnaha guddiga doorashooyinka qaranka, kuwaasi oo mid mid loogu codeeyey. Sida sharciga uu qabo xubinta ka tirsan labadan gudi waxaa ay ansax noqonaysaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Daljir oo In Ka Badan 300 Xubnood Tababar u soo Xiray (Sawirro) Xisbiga Daljir oo ka mid ah Axsaabta siyaasadeed ee dalka ka jirta ayaa wuxuu u furay in ka badan 300-xubnood kana tirsan garabka dhalinyarada ee xisbiga gaar ahaan gobolka Banaadir…