Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Ku Baaqay In La Adkeeyo Heshiiska Gaalkacyo Sheeko:Dalka Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in la adkeeyo heshiiskii Gaalkacyo, islamarkaana laga fogaado wax walba oo dhib u keeni kara heshiiskaasi.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Puntland Iyo Galmudug Oo Isku Eedeeyay Billaabista Dagaalkii Shalay Shalay ayaa magaalada Gaalkacyo waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Galmudug, ka dib heshiis Labada dhinac ay ku gaareen garoonka C/laahi Yuusuf ee Magaaladaasi. Labada maamul ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidankii Ku Dagaallammay Gaalkacyo Oo Maanta La Kala Qaadayo Maanta oo Jimco ah ayaa lagu wadaa in la kala qaado ciidamada Puntland iyo Galmudug ee ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Heshiiskii 2-dii bishaan lagu gaaray magaalada Gaalkacyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Oo Kitaab Gacanta Loo Geliyay Si Loo Joojiyo Dagaaka Gaalkacyo Xaaladda magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa caawa deggan ka dib dagaal xooggan oo maanta dib uga billawday magaaladaasi. Dadaal ay sameysay xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu guuleystay in lagu damiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Hindiya Jaamac Maxamed Oo u Geeriyootay Dhaawacii Maanta Kasoo Gaaray Qaraxii Lala Eegtay Allaha u naxariistee waxaa Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyootay Hindiya Maxamed Jamac oo ka mid ahayd wariyeyaasha ka howlgala warbaahinta dowladda. Hindiya ayaa dhaawac xooggan waxa uu kasoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Dagaalka Gaalkacyo, Una Digay Madaxda Puntland Iyo Galmudug Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ee u dhexeeya maamullada Galmudug iyo Puntland. “Waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Qarax Ay Ku Dhaawacantay Wariye Ka Tirsan Warbaahinta Dowladda Oo Ka Dhacay Muqdisho Wariye Hinda Xaaji Maxamed oo ka tirsan warbaahinta dowladda ayaa goor dhaw ku dhaawacantay qarax Miino oo la sheegay in uu ku xirnaa gaari ay wadatay. Qof goobjooge ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal Ka Billawday Magaalada Gaalkacyo Xilli Nabadeyn Socotey Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka billawday dagaal u dhaxeeya ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug, xilli nabadeyn ay socotay. Dagaalkaan ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalkii Gaalkacyo: Uur Ku Taallo Usoo Hoyatay Shacab Nabad Ku Naaloonayey Dagaalkii Gaalkacyo ka billawday 22-kii bishii lasoo dhaafay ee November waxa uu ahaa kii ugu adkaa ee magaaladaasi ka dhaca marka loo eego xilliga uu dhacay iyo sababta uu u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka San Bernardino, California: Labo Lagu Tuhmayo Dadkii Weerarka Fuliyay oo La Dilay 14 qof ayaa ku dhimatay halka 17 kale lagu dhaawacay kadib markii rasaas lagu furay dad ku sugna axarunta social services centre ee San Bernardino oo ku taalla California. Booliiska Mareykan…