Warar Dheeraad oo Kasoo Baxaya Dagaalkii Leego Sheeko:Dalka Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalkii Leego maanta ee dhexmaray ciidamada Alshabaab iyo kuwa AMISOM, waxayna wararka sheegayaan in qasaaraha dagaalka ka dhashay uu aad u kordhey. Wararka qaar… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Degdeg ah: Qaraxyo Gilgilay Dundida Carabta 19 qof ayaa ku dhimatay weerar lagu qaaday labo Hotel oo kuwa ay degan yihiin dalxiisayaasha ah dalkaasi Tunis ee waqooyiga Afrika. Qaraxyadan ayaa ka dhacay deegaanka Susa ee Bariga dalkaasi,…
4 daqiiqo Maxaad Kala Socotaa Taariikhaha Muhiimka ah ee Loo Yaqaano Maalmihii Xuriyadda ? Maanta waxa ay ku beegantahay maalintii calan Soomaaliyeed laga taago meel ka mid ah gayiga Soomaaliyeed, waxaana laga joogaa 55 sano, waxaase jira maalmo kale oo taariikhi ah oo loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Iyo Itoobiya Oo Heshiis Kala Saxiixdey Ra’isulwasaaraha dalka Itoobiya Heila Maryam Desileg iyo madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubbaland ayaa magaalada Addis Ababa ku kala saxiixdey heshiis qeexaya waxyaabo ay dowladda Itoobiyo ka caawineyso maamulka Jubbaland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal Dhaqameed Lagu Dilay Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa ku waramaya in maanta iyo xalay deegaanno ka mid ah gobalkaasi, gaar ahaan ku dhaw xadka Kenya lagu dilay Laba Oday dhaqameed. Dabley Hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Dowladda Oo Ganacsade Ku Dilay Degmada Afgooye Askari ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in dil uu u geystay ganacsade ka mid ah kuwa degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose. Gudoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Bilawday Deegaanka Leego Ee Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeya ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ayaa saaka ka bilawday deegaanka Leego ee gobalka Shabellaha Hoose, waxaana la’isku adeegsanayaa hub culus. Wararka aynu helayno waxay sheegayaan in Al-shabaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay 26-ka Juun Muqdisho, 26, June, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarka ayaa hambaylo ku aadan 26, Juun, 1960-kii oo ahayd maalintii ugu horaysay oo calan laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Lagu Maamuusayay 26-ka Juun Oo Xalay Ka Dhacday Magaalada Muqdisho (Sawirro) Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay 55 sano guuradii kasoo wareegtay markii ay gumeestaha Ingiriiska ka xuruubeen gobalada Waqooyi ee…
3 daqiiqo Sheeko:War How to prepare a Examine Paper How to prepare a Examine Paper First of all, ensure you be aware of the nature of the educational assignment you’ve got. A study paper is often a last solution…