Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Caafimaad Dadkii Shalay Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Sheeko:Wararka Caafimaadka Waxaa kasoo hagaagaysa xaaladda caafimaad dadkii shalay ku dhaawacmay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay inta u dhaxeysay Isbitaalka Xooga iyo Isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho. Madaxa caafimaadka Isbitaalka Madiina… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Yemen Kasoo Qaadayo Soomaali Badan Magaalada Mukallah ee Dalka Yemen waxaa 23-kii bishaan ku xirtay markabka Nawaal 3 oo ganacsade Soomaaliyeed ugu tala galay in lagu soo daabulay Soomaali aad u badan. Ku dhawaad 2,000…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Waxyaabaha uu Dalka Ka Qabtay Safiirka Imaaraadka ee La Weeraray Waxaa shalay qarax lala eegtey safiirka dowladda Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, waxaase isweeydiin leh safiirka ma muddanyahay in la weeraro? Haddaba waxaan halkani kusoo koobeynaa sooyaalka waxqabadka dowladda Imaaraadka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish oo Mar Kale Ku soo Noqotay Magaalada Kobani(Ceynu Carab) Maleeshiyada Daacish ayaa subaxnimada Khamiista la sheegayaa in ay ku siqeen magaalada Kobani ee ku taalo xadka Suuriya iyo Turkiga. Dagaalyahano Kurdish ah ayaa horay u qabsaday Kobnani ama Ain…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Bilowdey Diiwaangalinta Shaqaalaha Shirkadaha Sababo Amni Dartood Taliyaha booliiska Jeneraal Maxamed Xasan Xaamud ayaa sheegey in diiwaangalinta shaqaalaha shirkadaha gaarka loo leeyahay ay muhiim u tahay sugista amniga guud, ayna taasi keeneyso in la ogaan karo dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Hambalyeeyey Baarlamaanka Galmudug Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka cusub ee loo sameynayo gobollada dhexe, kaas oo lagu dhaariyey magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Loo Gacan Baneeyey Maareynta Mashaariicda Midoowga Yurub ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta shir gudoomiyey kulan ay ka soo qayb galeen Wasiirka Qorshaynta, Wasiirka Cadaalada, Wasiirada Haweenka, Wasiirada Waxbarashada, Wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama oo u Sheegay Madaxweynaha Faransiiska in aan Teleefankiisa laga Dhageysan Doonin Madaxweynaha Faransiiska Hollande ayaa fariin ka helay dhigiisa Mareykanka Brack Obama kaas loogu sheegay in Mareykanka aanu Basaasi doonin Madaxda faransiiska. Arintan ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Faransiiska uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Cambaareysay Qaraxii Ismiidaaminta Ee Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare dhimasho, dhaawac iyo burbur Hantiyeed isugu jira. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Khasaarihii Ka Dhashay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho Oo Sii Kordhaya Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarihii ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday Kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya. Weerarkaan…