Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Gaadiid Uu La Socday Safiirka Imaaraadka Ee Soomaaliya Sheeko:Dalka Qarax Ismiidaamin ah ayaa goor dhaw waxaa lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, kaas oo marayay meel ku dhaw Isgoyska Tarabuunka ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Furtay Maxkamaddii Dhuusamareeb Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb ayaa shaaca ka qaaday in ay furan tahay maxkamadda degmadaasi oo ay qaban doonto adeeg walba oo Maxkamadda ku aadan. Sheekh Cali Warsame Faarax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Sagootin Ah La Qaatay Philippe Lazzarini (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah xarunta madaxtooyada kula yeeshay Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Soomaaliya, Philippe…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka oo Ka Doodaya Mushaar La’aanta Shaqaalaha Dowladda Baarlamaanka Federaalka oo maanta yeelanaya mid ka mid ah kulamadii caadiga ahaa ayaa dood furan ka yeelan doona dhaqaale xumada dalka ka jirta , gaar ahaan miisaaniyadda isdhintey ee dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Magaalada Baydhaba Oo La Gaarsiiyay Fariinta Qaad Joojinta Xilliga Shaqada Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo gaaray magaalada Baydhaba ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la dhiso ciidamada dowladda si buu yiri loo hormariyo amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Madaxweynaha Faransiiska oo Golaha Amaanka Dalkaasi Kala Hadlaya Basaasnimada Mareykanka Madaxweynaha dalka Faransiiska ayaa saacadaha soo socda la kulmaya hay’adda amaanka ugu sareysa dalkaas, si ay uga wada hadlaan sidii ay ka yeeli lahaayeen warar ay sheegtay WikiLeaks oo sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Nugaal Ee Puntland Oo Ka Warbixiyay Dagaal Ka Dhacay Garoowe Gudoomiyaha gobalka Nugaal Cabdullaahi Ciise Aw Axmed ayaa ka hadlay dagaal shalay ka dhacay magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal, kaasi oo ay ka dambeeyeen saraakiil xilka laga qaaday. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Amar Ku Bixiyay In La Baneeyo Goobaha Danta Guud Ee Degmadaasi Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa amar ku bixyay in dadka shacabka ah iyo ganacsatada ay degdeg ku baneeyaan goobaha danta guud. Muxudiin Muuse oo ah xoghayaha maamulkaasi…