Baarlamaanka Soomaliya Oo Maanta Ka Doodaya Darbiga Kenya Ay Ka Dhisayso Xadka Soomaaliya Sheeko:War Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku leeyihiin xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, waxaana kulanka maanta uu yahay mid looga hadli doono arimaha ku aadan Darbiga dowladda… 1 daqiiqo
15 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Wixii u Qabsoomay Todobaadkii Tegay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehlada Dad Ay Ciidanka Kenya Ku Dileen Gedo Oo Fariin u Diray Dowladda Federaalka Mid ka mid ah Ehlada 5 nin oo dhawaan ciidamada Kenya ku dileen gobalka Gedo ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya waxa uu ka dalbaday in ay soo farageliso arintaasi, ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Ku Wajahan Kismaayo Warar goor dhaw ina soo gaaray ayaa sheegaya in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku wajahan yihiin magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Afgooye Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Peter de Clercq ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Peter de Clercq oo u dhashay dalka Holland, ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki- moon u magacaabay ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya isagoo badalay Philippe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidamada Nabad Sugidda Degmada Afgooye Oo Geeriyooday Taliyahii ciidamada Nabad sugidda degmada Afgooye ayaa lagu soo waramayaa in uu u geeriyooday dhaawac shalay kasoo gaaray weerar la sheegay in rag hubeysan oo Isbaaro dhiganayay ku qaadeen gaadiid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Xiray Soomaali Dhuumasho Ku Galaysay Dalkaasi Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa Jimcihii shalay waxa ay xireen sida la sheegay muwaadiniin Soomaaliyeed oo gaaraysay 32 qof, kuwaasi oo si dhuumasho ah doonayay in ay ku galaan gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiintii Degmada Saakow Ee Gobalka Jubada Dhexe Oo Hawada Ka Maqan Wararka laga helayo degmada Saakow ee gobalka Jubada Dhexe ayaa ku waramaya in hawada ay ka maqan tahay ku dhawaad 24-saac, isgaarsiintii demadaasi. Wararka ayaa waxay sheegayaan in Xarakada Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Adkeysay Ammaanka Magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aad usii adkeysay ammaanka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya wixii ka dambeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Inkastoo kahor bisha Ramadaan ay ciidamo badan joogi jireen…