Maxkamad Ku Taalo Koofur Afrika oo Amartay in Al-bashiir aanu Dalkaasi Ka Bixi Karin Sheeko:Dalka Maxkamad ku taalo dalka Koofur Afrika ayaa maanta Axad ah ku amartay Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir in aanu dalka ka bixi Karin ilaa amar dambe kadib markii urur Maxali… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post Waa maxaay siyaasad Waxa ugu fudud ee dadkeena Soomaaliyeed ay waqtigan ka hadlaan waa Siyaasadda iyo Isboortiga, inkastoo Siyaasadda ay tahay cilmi la barto, iyo waayo aragnimo ama fan, hadana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyne: Qoysas Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Gurmad Dalbaday Qaar ka mid ah qoysaskii dhawaan kasoo cararay dagaallada Yemen ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa shacabka Soomaaliyeed waxa ay ka dalbadeen gurmad dhan walba leh.…
5 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Baarlamaa Federaalka oo u Baahan 10 Sano Si uu Guto Shaqada u Taala Hadda W/D : Khadar Xuseen Maxamed Baarlamaanka Soomaaliyeed markii lagu dhawaaqay ;Umadda meel kasta oo ay dunida ka joogto aadbay ugu riyaaqday una soo dhawaysay , dad badani aadbay u xiisaynayeen , aadbayna rajada ugu xireen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal Ka Dhan Ah Hubka Sharci Darada Oo Laga Sameeyay Magaalada Baydhaba Ciidamada Booliiska, Nabad Sugidda iyo kuwa Daraawiishta ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta waxa ay magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ka sameeyeen howlgal ballaaran oo lagu baadi goobayay hubka…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka oo aysan Waxbo u Qabsoomin Muddo Labo Bilood Ah Waxaa baaqdey kulamadii baarlamaanka federaalka ee qabsoomi lahaa maalmaha sabtida iyo axada oo maanta ah sababo aanan la aqoonin, waxayna tani imanaysaa xili uu horey u jirey dib u dhac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Khasaarihii Ka Dhashay Doontii Ku Gubatay Dekadda Boosaaso Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa doon xoolo badan waday oo maanta ku gubatay meel ku dhaw dekadda Magaalada Boosaaso, taasi oo halkaasi ka shiraacatay kuna wajahneyd Imaaraadka Carabta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Iska Hor Imaad Maanta Ka Dhacay Degmada Yaaqshiid Wararka aynu ka heleyno degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir gaar ahaan Labaajada Mahad Alle oo u dhaxeysa Isbitaal Carafaat iyo Ceymiska ayaa sheegaya in laba gaari oo is eryanayay ayna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Darawal Ah Oo Lagu Dilay Degmada Dharkeenley Ee Magaalada Muqdisho Nin hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku dilay nin darawal ahaa, oo aad looga yaqaanay degmadaasi. Qof ka mid ah dadka ku dhaqan…
2 daqiiqo Ahlu-suna oo Afar Shardi ku Xirtay Hubka dhigista iyo Aqoonsiga Natiijada Cadaado Wasaaradda arrimaha gudaha waxa ay sheegtey in ay wadahadal la furey ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca, islamarkaasina ay qeyb ka noqon doonaan shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee Cadaado…