Ciidamada Uganda oo Dalbaday in la Kordhiyo Magdhawga La siiyo Ciidakooda Lagu Dilo Soomaaliya Sheeko:Dalka Ciidamada dalka Uganda ayaa ka dalbaday AMISOM in kor loo qaado Magdhawga la siiyo Ciidamadooda ku dhinta Soomaaliya oo hadda la siiyo Shs150 million ($50,000), waxay doonayaan in laga dhigo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Puntland Oo Faah Faahiyay Howlgallo Ka Socda Magaalooyinka Boosaaso Iyo Gaalkacyo Taliska ciidamada Booliiska Puntland ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal ay ciidamada amaanka ka wadaan magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo, ka dib dilal halkaasi ka dhacay. Taliyaha ciidamada Booliiska Puntland Jeneraal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Soo Qaadaya Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Oo Muqdisho Ka Shiraacday Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa saaka ka shiraacday Markab dhawaan uu ku yaboohay ganacsade Cabdi Cali Faarax kaasi oo lagu soo daabuli doono Soomaalida ku dhibban dalka Yemen. Markabkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqay Dardar Gelinta Qorshaha Loogu Gurmanayo Sooomaalida Ku Dhibban Yemen Nabadoon Axmed Siraad Faarax oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa shacabka waxa uu ku dhiirageliyay in ay dardar geliyaan ololaha loogu gurmanayo walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Ee Mudug Oo Sheegay In Ay Ka Qeybgali Doonaan Dib Usoo Celinta Soomaalida Yemen Maamulka degmada Hobyo ee gobalka Mudug ayaa sheegay in kaalin xoogan ka qaadanayaan ololaha dib usoo celinta Soomaalida ku dhibban wadanka Yemen. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamuud Maxamed Cawaale ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha FIFA Sepp Blatter oo Iska Casilaya Xafiiska FIFA Sepp Blatter ayaa sheegay in uu iskaga tagayo xafiiska FIFA kadib markii musuq lagu helay mas’uuliyiinta ugu sareysa FIFA. Sepp Blatter waxaa uu intaa ku daray in doorashooyin degdeg ah…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post Saddex Weeye Guurku: B) Badhi badhi ku dhufo. T) Badhi dab ku dhufo. J) Dab dab ku dhufo. Saddex Lama Arrag: B) Badhi Ciyi ah T) Bellaayo laba qad ah.…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post Ku soo dhawaada Aqristayaal maal walbo oo aad joogta Waa markale iyo barnaamijkii Daljir oo aalaaba ka aqrisan jirteen maalin walbo marka laga reebo maalinimada Jimcaha Aalada facebookga.. Waxaan ku…
4 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post TAARIIQDA ABWAAN HADRAAWI OO KOOBAN Laga soo bilaabo dhalashadii murtida hadraawi oo la kowstay raad dhaqaajintiisii ilaa maanta oo uu yahay oday ruugcadaaya, waxa la isweydiinayey wax ku saabsan suaalo…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post Oday lagu magacaabo Mahashta Murasi oo u dhashay Dalka Hindiya ayaa la sheegay inuu yahay ruuxa ugu da’da weyn dunida xiligan , sida laga soo xigtay Buuga lagu qoro Waxyaabaha…