Xildhibaan Yuusuf Dirir oo u Geeriyooday Dhaawac soo Gaaray iyo Jawaari oo Ka Tacsiyadeeyay Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dilkii maanta Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka “Gurmad iyo Gargaar” oo Maalintii Labaad Lacago Badan u Uruuriyay Qaxootiga Yemen Waxaa maalintii labaad guul ku dhamaaday Barnaamijka “Gurmad iyo Gargaar” ee Goobjoog News, in ka badan 39,130.5 ayey dhageystayaasha Goobjoog News u uruuriyeen Gudiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga oo marti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Lagu Dhaawacay Magaalada Muqdisho Warar goor dhaw aynu helnay ayaa waxay sheegayaan in xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya lagu dhaawacay degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga Isgoyska Dabka, ka dib rasaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Cabdikariin Xuseen Guuleed “ Waxaan Dadkeyga Dhibban Ugu Yaboohay 5-kun Oo Doolar” Musharrax Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka mid ah mas’uuliyiinta u taagan qabashada xilka madaxweyne ee maamulka loo sameynayo gobalada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxa uu ka mid noqday mas’uuliyiinta ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Oo 7-Kun Oo Doolar Ugu Yaboohay Badbaadinta Soomaalida Yemen Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuur Yare ayaa goor dhaw qadka Taleefanka uga qeybqaatay barnaamijka Gurmad iyo Gargaar oo tabarucaad loogu uruurinayo shacabka Soomaaliyeed ee ku…
2 daqiiqo Dowladda Ma Xajisan Kartaa Magaalo AMISOM La’aanteed? Waxaa magaalooyinka Awdheegle iyo Mubaarak ka dhacay dagaalo culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada ururka Alshabaab, kuwaasi oo mar la wareegey gacan ku heynta magaalooyinkaasi ka hor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Axmed Macalin Fiqi “Waxaan Uga Qeybgalayaa u Gurmashada Soomaalida Yemen 2-kun Oo Doolar” Musharrax Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah xubnaha u taagan xilka madaxweynaha maamulka loo sameynayo gobalada Mudug iyo Galgaduud, ayaa ka qeybgalay barnaamij Tabarucaad loogu uruurinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Federaalka Iyo Kuwa AMSIOM Oo Howlgal Dad Lagu Soo Qabqabtay Ka Sameeyay Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo waxa ay ka sameeyeen 24-kii saac ee lasoo dhaafay degmada Maxaas iyo deegaano hoostaga degmadaasi. Taliyaha ciidamada dowladda ee degmada Maxaas…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Aqalka Cad ee Maraykanka oo Xaqiijiyay in Obama uu Tweter-ka ku Biiray Cinwaanka Obama ayaa ah @POTUS oo laga soo gaabiyay madaxweynaha Maraykanka. Dhowr saacadood kaddib waxaa Obama Twitter-ka kaga soo biiray dad kor u dhaafaya hal milyan oo ruux. Xisaabta Obama…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dublamaasiyadda iyo Dowladaha Carabta Shalay waxaa magaalada Muqdisho socdaan ku yimid wasiirka arrimaha dibada dalka Qatar Khaalid Binu Maxamed Al-Taani kaasi oo wadahadal la yeeshey wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye iyo…