Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaatay Hormuudyada Jaamacadaha (Sawirro) Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay hormuudyadda Jamaacadaha dalka gaar ahaan kuwa Muqdisho. Madaxweynaha oo kulanka ugu yeeray madaxda Jaamacadaha ayaa marka hore uga… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Kumanaan Doolar Ugu Yaboohday Badbaadinta Soomaalida Yemen Dalka Yemen waxaa ka socda dagaal culus oo sababay in shacab badan oo dalkaasi ku dhaqnaa ay waxyeelo soo gaarto, dad badanna ay dalkaasi isaga cararaan. Muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Hor Leh Oo Lacag Ugu Yaboohay Soomaalida Ku Dhibban Dalka Yemen Goobjoog News waxaa ka baxaya barnaamij lacag loogu uruurinayo dadka Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen, waxaana barnaamijkaasi fadhiya guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed oo uu hogaaminayo gudoomiyaha guddigaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Diyaarad Sida Dad Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Soo Gaartay Magaalada Muqdisho Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa goordhaw soo caga dhigatay diyaarad waday Muwaadiniin Soomaaliyeed iyo Qaxooti Yemen u dhashay, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Muungaab “Waxaan Ugu Yaboohay Gurmadka Dadka Soomaaliyeed Ee Yemen Lacag Dhan 12-kun Oo Doolar” Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa goor dhaw qadka taleefanka uga soo qeybgalay barnaamijka taburacaad loogu uruurinayo walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Marwada Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Yaboohday Lacag Dhan 10-kun Oo Doolar Sahra Cumar Xasan oo ah marwada Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qeybgashay barnaamika gaarka ah ee taburaacada loogu uruurinayo walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen, iyado oo ku yaboohday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha “Waxaan Ugu Yaboohay Soomaalida Ku Dhibban Yemen Mushaarkayga Oo 900 Laga Jaray” Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux ayaa ka mid noqday mas’uuliyiinta ka qeybgalay barnaamij si toos ah uga socda Goobjoog News, kaasi oo lacago loogu uruurinayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Soomaalida Ku Dhibban Yemen Ugu Yaboohay Mushaarkiisa Bishan Idaacadda Goobjoog waxaa haatan si toos ah uga baxaya barnaamij loogu gurmanayo walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen, kuwaasi oo u baahan gacanta umadda Soomaaliyeed. Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta…
4 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Guux Siyaasadeed oo Ka Dhashay Guddiga Doorashooyinka Qaranka Dhawaan golaha wasiiradda wwaxa ay ansixiyeen guddiga doorashooyinka qaranka, kan xuduudaha iyo federaalka iyo waliba guddiga adeegga garsoorka. Balse waxaa ka yimid buuq badan, gaar ahaan kan doorashooyinka , waxaana…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Kaadi Dhiiga ama Bilharzia Cudurkan waxa uu kamid yahay cudurada waqti dheer sameyntiisa ay sii jirto sidoo kale waxa uu mararka qaar noqdaa mid si dag dag h sameyntiisu ay noqoto, waxaa sababa goryaan…