Golaha Amaanka oo isku raacay la Dagaalanka Daacish Sheeko:Dalka Golaha amaanka qaramada midoobay ayaa ku booriyay dowladaha dhamaan in ay ka qeyb qaataan la dagaalanka Daacish. Golaha amaanka ayaa si aqlabiyad ah isku raacay in la labo laabo dadaallada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Hindise Sharciyeedka Maxkamadda Dastuuriga Oo Maanta Mari Doona Akhrintiisa Labaad Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelan doona xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyadoo Laba Ajende looga hadli doono kulankaasi. Labada ajende ayaa kala ah ka doodista qaraar…
4 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook: Faa’ido Lagu Raadinayo Argagax Gelin! Facebook oo sanadihii ugu dambeeyay kaalmaha hore kaga jiray baraha ay bulshada iskula xiriirto, ayaa hadana waxaa jira waxyaabo badan oo dadku u adeegsadaan. Samaan iyo wanaag, qofba waa sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Howlan Xalinta Xiisad Ka Jirta Magaalada B/weyne Waxgaradka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa ku mashquulsan xalinta xiisad ka jirta magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Maleeshiyaad loo maleynayo in qaab qabiil u abaabulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Oo Laga Barakacay Kadib Fatahaad uu Sameeyay Wabiga Shabelle In ka badan 30 qoys ayaa ka barakacay deegaanno ka tirsan gobalka Shabellaha Hoose, kadib markii uu fatahaad ku sameeyay wabiga Shabelle. Deegaanada kala ah Ari Moog iyo Irdoole oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Fatahaad Wabiga Shabelle Ka Geystay Tuulada Xawaadley, Shabellaha Dhexe Wabiga shabelle ayaa lagu soo waramayaa in meel cusub oo hor leh uu kaga fatahay Tuulada Xawaadley ee gobalka Shabellaha Dhexe, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare hantiyeed. Wariyaha Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Sheegay Dhibaatooyin Ka Jira Ceerigaabo Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga maamulka Somaliland Axmed Cali Cadami ayaa sheegay in dhibaato ay ka jiraan magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag oo uu tilmaamay inay ku dhex jiraan shaqsiyaad dhibaato sameeya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerarkii Mali Oo Lasoo Afjaray Ciidamada dalalka Mali, Faransiiska iyo Mareykanka ayaa sheegay in ay soo afjareen howl-gallo lagu bad baadinayey 170 ruux oo rag ka tirsan Ururka Al-Qaacida ay ku qabsadeen Hoteel ku yaala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koox Hubeysan Oo Weerar Ku Qabsatay Hotel Ku Yaalla Dalka Mali Koox hubeysan ayaa maanta weerar waxay ku qaadeen Hoteel lagu magacaabo Radisson Blu oo ku yaalla magaalada Bamako oo caasimad u ah dalka Mali. Raggan hubeysan oo gaaraya 4 qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyeyaasha Soomaaliyeed Ee Ku Sugan Nairobi Oo Ku Baaqay In Lasii Daayo Wariye Jaamac Debaraani Wariyayaasha Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa si kulul u cambaareeyay xariga wariye Jaamac Debaraani oo maalintii shalay ahayd ciidamada Puntland ku xireen magaalada Garoowe.…