Wasiir Maareeye “Umadda Ha’isku Gurmato” Sheeko:Dalka Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku bogaadiyay shacabka Soomaaliyeed in ay isku gurmadaan, walibana u istaagaan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Howlwadaag Oo Sheegay In Isbedal Amni Uu Ka Jiro Degmadaasi Maamulka degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in isbedal amni uu ka jiro degmadaasi, islamarkaana ka maamul ahaan ay xaqiijiyeen amaanka degmadaasi. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdi Nuur Siyaas oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post maanta ayaa lagu qabtay maagalada muqdisho dood cilmiyeed a y ka qeyb galeen ardada jaamacadaha oo looga hadlayay federalka iyo in somaliya qaadan karto.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada o Mmaanta Ansixiyey Sharciga La Dagaalanka Argagaxisada Muqdisho, 14, May, 2015..Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliye ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna kusimaha Ra’iisul Wasaaraha mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalladaha Waxbarashada Dalka Oo Kasoo Horjeestay Qaraar Dhawaan Ay Soo Saartay Wasaaradda Waxbarashada Dalladaha waxbarashada dalka ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed ay ku mideysan yihiin taasi oo ay uga soo horjeedaan qaraar dhawaan soo saartay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, kaasi oo ahaa in wasaaraddu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burundi: Ciidamo Ku Dagaalaya Gacan ku heynta Garoonka, Raadiyaha iyo Telefishinka Dalka Waxaa Caasimadda Burundi ka bilowday dagaal aad u culus, Waxaa la soo sheegayaa in haatan ciidammada dalka Burundi ay u kala jabeen laba dhinac: koox taageersan inqilaabka iyo kuwa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Guddi Hoosaad Magacaabay (Sawirro) Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku kulmay Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed, iyadoo kulankaasi lagu magacaabay Seddax guddi hoosaad oo qeyb ka ah howlaha loogu gurmanayo qaxootiga Soomaaliyeed. Guddiyada la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland “Ciidamo AMISOM Ah Lama Keeni Karo Deegaannada Aynu Maamulno” Maamulka Puntland ayaa sheegay in marnaba deegaanada maamulkaasi uu ka arimiyo aan la keeni karin ciidamo ka socda Midowga Afrika, si ay deegaanadaasi uga howlgalaan. Kulan ay yeesheen golaha wasiirada…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdullahi Jaamac oo Go’aanada Madashii Goroowe ku Tilmaamay Sharci Darro Xildhibaanka oo ka qeyb galay Kulanka Goobjoog FM ayaa sheegay in Madasha ku taallo Dastuurka dalka isagoo xusay in ay tahay mid loola jeedo in dowlad goboleedyada isku dhaafsadaan xog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Fatahaad Wabiga Shabella Uu Ka Sameeyay Shabellaha Hoose Qoysas badan ayaa ka barakacay deeganno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, halkaasi oo fatahaad uu ka sameeyay Wabiga Shabelle ee gobalkaasi mara. Deegaanka Baladul Amiin ee gobalkaasi ayaa lagu…