Taliyeyaasha Cusub Ee Booliiska Iyo Asluubta Oo La Dhaariyay Iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Dardaarmay (Sawirro) Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu dhaariyey taliyeyaasha cusub ee Ciidammada Asluubta iyo Booliska S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac iyo S/Guuto Maxamed Sheekh Xasan… 1 daqiiqo
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Dhacdooyinka Maamulka Somalilnad April 2015 (Taariikhyo Muhiim ah) Maamulka Somaliland, waxaa uu ku dhawaaqay gooni isu taag 18 May 1991 dhowr bil kadib markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Siyaad Barre. Wixii xiligaas ka dambeeyay waxaa soo maray…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Waxyaabihii u Qabsoomay Todobaadkii Tagay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda warfaafinta ayaa Todobaadkiiba maanta oo kale ka hadasha wixii u qabsoomay todobaadkii lasoo dhaafay, waxaana war-saxaafadeed laga soo saaray wasaaradda Warfaafinta uu u…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashii Oo Maanta Hortagaya Xidlhibaanada Baarlamaanka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa la filayaa in maanta uu hortago xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo la filayo in su’aalo la weydiiyo. Ra’iisul wasaaraha ayaa halkaasi waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland “Shaqo Kuma Lihin Guddiyada Ay Dowladda Federaalka Magacawday” Maamulka Puntland ayaa kasoo horjeestay Seddax guddi oo 9-kii bishaan golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ansixiyeen, kuwaasi oo kala ah Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka, Adeegga Garsoorka iyo guddiga Doorashooyinka. Madaxweyne ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qunsulka Soomaaliya ee Yeman Oo Nasiib Darro Ku Sheegay In Dowlada Federaalka Ay Dusha Ka Daawato Dhibaatada Haysa Soomaalida Yemen Xuseen Xaaji Cabdi oo ah Qunsulka Soomaaliya ee Dalka Yeman ayaa wareysi dheer uu siiyay Goobjoog News uga hadlay xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen. Qunsulka ayaa sheegay in uu filayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Gobalka Galgaduud Oo Soo Dhaweeyay Barnaamijka Gurmad Iyo Gargaar Ee Goobjoog News Ganacsatada ku sugan gobalka Galgaduud qaarkood ayaa taageeray Barnaamijka Gurmad iyo Gargaar ee Goobjoog News, kaasi oo lagu baraarujinayo shacabka Soomaaliyeed si ay ugu gurmadaan walaalahooda ku dhiban dalalka Yemen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Kasoo Laabtay Dalka Kenya Oo Xalad Adag Ku Hayso Jubada Hoose Dhawaan waxaa jiray qaxooti Soomaaliyeed oo iskood uga soo laabtay dalka Kenya, kuwaas oo soo gaaray meelo ka mid ah dalka sida gobalada Jubooyinka iyo Gedo. Dadkaasi qaarkood ayaa gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku Dhiban Yemen Iyo Kenya Oo Lagu Baaqay In Loo Gurmado Siyaasi Cabdiqaadir Abuukar Ibraahim oo ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan in ay u gurmadaan Qaxootiga Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Hore Ee Xerada Qaxootiga Kaakuma Oo Ka Deyriyay Xaaladda Soomaalida Halkaasi Ku Nool Maxamed Maxamuud Faarax oo mar gudoomiye kasoo noqday xerada Qaxootiga Kaakuma ee dalka Kenya ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog Fm ku sheegay in Soomaalida ku jira xeradaasi aysan helin wax…