Sacuudiga oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Dalka Yemen iyo Qaxootiga Soomaalida oo Sugaya Balanqaadkii Dowladda Sheeko:Dalka Dalka Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay Talaadada laga bilaabo in ay joojinayaan duqeynta si loo dardargaliyo arimaha Banii’aadamnimada. Xabad joojinta ayaa ku kooban shan maalin oo kaliya, arintan ayaa timid kadib… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye “Cid Tiri Qaxootiga Soomaaliyeed Kenya Haka Baxaan Ma Jirto” Wasiirka arimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay arinta ku aadan qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Kenya, waxaana uu tilmaamay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Is-casilaaddii Marwo Caasho Gelle Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in si rasmi ah loogu soo wargeliyey is- casilaadda Marwo Caasho Geelle Diiriye oo ahayd Guddoomiyihii Guddiga Madaxbanaan ee Dib…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Koox Hubeysan ayaa caawa maqribkii waxa ay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ku dileen xildhibaan Saciid Xuseen Nuur Dirir oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamaanka Puntland. Wararka ayaa sheegaya in…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arimaha Dibadda Oo Ka Hadlay Qorshaha Dowladda Federaalka Ee Qaxootiga Yemen (Wareysi Gaar Ah) Wasiirka arimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay arimaha ku aadan Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Yemen iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ku Dhibaateysan Deegaanno Ku Dhaw Degmada Jowhar Deegaanno ku dhaw degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabelleha Dhexe ayaa lasoo sheegayaa in xilligaan ay ka taagan tahay xaalad adag oo dhanka nolosha ah, iyadoo aanay jirin adeegyadii Bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Sheegay In Al-shabaab Ay Kala Wareegeen Deegaanno Cusub Maamulka degmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa shaaciyay in dagaal ay la galeen ciidamada Xarakada Al-shabaab ay kaga qabsadeen deegaanno ku dhaw degmadaasi. Aadan Cabdi oo ah gudoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta Ganacsiga Billaha Ee Goobjoog FM (April 2015) Bil kasta Goobjoog Fm waxay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishii tagtay gaar ahaan lacagaha ugu caansan caalamka ee laga isticmaalo Soomaaliya waxaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta Ganacsiga Billaha Ee Goobjoog FM (March 2015) Bil kasta Goobjoog Fm waxay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishii tagtay gaar ahaan lacagaha ugu caansan caalamka ee laga isticmaalo Soomaaliya waxaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolka Hiiraan ayaa Guul ka sheegtay dagaal ay Xarakada Al-Shabaab kula galeen duleedka dagmada Buuloburde ee Gobolkaasi. Dagaalkaan oo ku bilowday Weerar ay Ciidamada Dowladda ku…