WAR DEGDEG AH : Wariyeyaal Goobjoog Ka Tirsan oo La La’yahay Sheeko:Dalka Wariyeyaal ka tirsan idaacadda Goobjoog ayaa la la’yahay caawo meel ay jaan iyo cirib dhigeen, iyada oo markii dad ugu war dambeysey ay gudanayeen hawlahooda shaqo casirnimadii maanta, gaar ahaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Cusub ee Koonfur Galbeed oo Yeeshey Kulankoodii Ugu Horeeyey Golaha wasiirada maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta yeeshey kulankoodii ugu horeeyey xili shalay uun lasoo dhamaystirey golaha. Waxaa shir guddoominayay ku simaha madaxweynaha Maxamed Xasan Fiqi oo ah wasiirka Beeraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Xoogan Oo Goordhaw ka dhacay Nawaaxiga Xerada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho Wararka haatan nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in Qarax Xoogan uu ka dhacay meel aan ka fogeyn Xerada Afisyoone degmada Xamarjajab ee Magaalada Muqdisho, iyadoo sidoo kale la maqlay rasaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Leyla Cismaan iyo Faadumo Abukar Cabdi. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waaxda Dabdamiska Maamulka Gobalka Banaadir Oo Sheegay In Ay Ku Guuleysteen Daminta Goobo Badan Oo Dab Ka Kacay (Dhageyso) Waxaada maamulka gobalka Banaadir u qaabilsan dab daminta ayaa sheegay in ay ka hortageen goobo badan oo ku yaala magaalada Muqdisho in uu faafo dab ka kacay. Agaasimaha waaxdaasi Cabdulaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Turkiga Oo Safar Ku Imaanaya Soomaaliya Madaxweynaha Wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqashadiisa ugu horeysa tan iyo markii la doortay ku tagi doona 12 Dal oo Afrikaan ah sanadka 2015-ka. Madaxweynaha, ayaa waxaa la xaqiijiyay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Midoowga Afrika oo Ka Hadlay Weerarkii Xalane iyo Xil Ka Qaadistii Afhayeenkii AMISOM Col. Cali Xumad Ergeyga gaarka ah ee Midoowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maman Sadique oo maanta warfidiyeenada kula hadlayayaa ka hadlay weerarkii dagaalyahanada Alshabaab ay ku qaadeen xarunta AMISOM ee Xalane. Ergeyga ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanno Hoostaga Degmada Ceelwaaq Ee Gedo Oo Caafimaad Darri Laga Soo Sheegayo (Dhageyso) Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka degan Tuulooyinka Buusaar , Cawsquran , Gerilley , towfiiq , Indho-ceyl iyo Daarasalaam oo dhamaantood hoostaga degmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Madaxa Looga Jiro Oo Walaalkiis Ku Dilay Degmada Jowhar Ee Gobalka Shabeelaha Dhexe (Dhageyso) Nin la sheegay in madaxa looga yara jiray ayaa degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe waxa uu ku dilay walaalkiisa, ka dib muran soo kala dhex galay. Aabe Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Farxiya Cabdalla Muumin iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…