Guddi Ka Kooban Labada Gole Ee Dowladda Oo Gaaray B/xaawo Si Ay Usoo Baaraan Xadgudubka Kenya Sheeko:Dalka Guddiga ay dowladda Federaalka Soomaaliya u dirtay degmada B/xaawo ee gobalka Gedo ayaa soo ogaanaya darbiga dowladda Kenya ka dhiseyso dhulka Soomaaliyeed ee xiga dhanka degmadaasi. Waxaa guddigani hogaaminaya wasiirka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirar Looga Tashanayay Nooca Ay Noqon Doonto Doorashada 2016 Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalooyin Badan Oo Dalka Ah Shirar wadatashi ah oo looga hadlayay nooca ay noqon doonto doorashada dalka ka dhacaysa sanadka 2016-ka ayaa lagu qabtay magaalooyin badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya, kuwaasi oo Laba…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaaliyaha Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka oo Ka Hadlay Dilalka AMISOM, Dhibaatada Haweenka iyo Caruurta Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho Kaaliyaha Xogheyaha guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka , kaaliyaha ayaa booqasho waxaa uu ku maray magaalooyinka Nairobi, Muqdisho iyo Baydhabo.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cabdisalaan Hareeri Oo Aynu Ka Wareysannay Taariikhda Allaha u Naxariistee Wariye Cawke (Dhageyso) Wariye Cabdisalaan Hareeri oo ka mid ah wariyayaasha Soomaaliyeed ayaan ka wareysannay taariikhda Allaha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke oo saaka ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan ‘’Weriye Cawke Waxa Uu Ahaa Nin Wax Weyn Soo Qabtey, Taariikhda Dalkana Baal Dahab Ah Ka Galey’’ Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa hawlwadeennada kaalinta weyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Boosaaso Ku Xiray Dhallinyaro Tahriibaysay Ciidamada Booliiska Puntland ee gobalka Bari ayaa gacanta ku dhigay dhallinyaro la sheegay in ay doonayeen inay u tahriibaan dalka Yemen. Taliyaha qeybta Booliiska gobalka Bari Cabdixakiin Xuseen Yuusuf oo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanad Kadib Doorashadii Sharif Xasan, Maxaa Ka Qabsoomay Ballamihii Sharif-ka uu Ka Qaaday Reer Koofur Galbeed?!! Maanta oo kale, Sanadkii hore waxaa Baydhabo lagu doortay Shariif Xasan Sheekh Aadan, dadka la socda siyaasadda dalka guud ahaan gaar ahaan Koofur Galbeed waxaa ay is lahaayeen Aden waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanka Xawaadley Ee Shabellaha Dhexe Khasaare hantiyeed ayaa ka dhalatay fatahaad Wabiga Shabelle uu ku sameeyay deegaanka Xawaadley oo ka mid ah deegaannada hoostaga degmada Balcad ee gobalka Shabellaha Dhexe. Fataahadda ayaa deegaankaasi ku socotay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Degmada Afgooye Oo Cabasho Ka Ah Isbaarooyin Lacago Badan Looga Qaato Beeraleyda ku dhaqan degmada Afgooye iyo deegaanno ku dhaw degmadaasi ayaa ka cabanaya rag hubeysan oo Isbaarooyin dhigta wadooyinka gala degmadaasi, kuwaa oo qaata lacago badan. Qodata Qudaarta ee degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka Dillaacay Deegaanno Ka Tirsan Galmudug Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay jiraan deegaanno ka tirsan gobalka Mudug oo ka dilaacay cudurka shuban biyoodka. Wasiirka caafimaadka Galmudug Nimco Maxamed Maxamuud oo warbaahinta kula hadashay magaalada Cadaado…