Xildhibaanada Federaalka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Warbaahinta, Lana Qebiyay Sharciga lagu dhisayo Maxkamadda Dastuuriga Sheeko:War Kulanka 6aad, Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka ayaa maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka, waxaa ajendayaasha ka mid ahaa: Dhaarin Xildhibaan, Doodda Hindise Sharciyeedka warfaafinta, Qeybinta Hindise Sharciyeedka lagu dhisayo Maxkamadda… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi Sida aad uga barateen Goobjoog News waxaa halkan idiinku soo gudbin doonnaa taariikh nololeedka guddoomiyaha cusub ee golaha wakiillada Puntland Axmed Cali Xaashi oo maanta loo doortay jagadaas markii labaad. Cali…
1 daqiiqo Sheeko:War Axmed Cali Xaashi oo Loo Doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Waxaa Goordhaw Guddoomiye Baarlamaanka Puntland loo doortay Axmed Cali Xaashi kadib doorasho labo wareeg la isla gaaray. Axmed Cali Xaashi ayaa helay wareegga labaad 41 halka Xildhibaan Dhoobo uu helay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG:- Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Billaabatay Goor dhaw waxaa xarunta golaha wakiilada Puntland ee Garoowe si rasmi ah uga billaabatay doorashada gudoomiyaha baarlamaanka ee maamulkaasi. Xilkaan waxaa u tartamaya musharraxiinta kala ah:- Cabdixakii Xaaji Maxamed Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadooyinka Gala Deegaanka Mareerey Ee Sh/hoose Oo La Dayactirayo Maamulka deegaanka Mareerey ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa shaaca ka qaaday in dayactir ay ku sameynayaan dhammaan wadooyinka gala deegaankaasi. Sayid Mayow oo ah gudoomiyaha Mareerey ayaa inoo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Cusub Ee Degmada Caabudwaaq Oo Wada Hadal La Galaya Dadka Dhaliilsan Maamulkaasi Maamulka cusub degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in wada hadal ay la geli doonaan cid walba oo dhaliilsan maamulkaasi si loo helo isku duubni iyo amni. Gudoomiyaha degmadaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dawo Yari Ka Jirta Isbitaalka Istarliin Ee Degmada Guriceel Maamulka isbitaalka Istarliin ee magaalada Guriceel gobalka Galgaduud ayaa sheegay in dawo yari ay ka jirto Isbitaalkaasi, kaasi oo ah mid ay ku xiran yihiin dad badan oo ku sugan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Badan Oo Ku Rogmaday Xaafadaha Degmada Mahadaay Ee Sh/dhexe Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in biyo aad u badan ay buux dhaafiyeen dhammaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmadaasi. Gudoomiye ku xigeenka degmada Mahaday Saalax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Soomaaliya Oo Dalk Sudan u Tagay Xoojinta Xiriirka Labada Wadan (Sawirro) Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo wafdi la socday ayaa xalay xilli dambe gaaray magaalada Khartoum ee dalka Sudan, halkaasi oo booqasho Seddax maalin ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Maamul Cusub u Magacaabay Gobalka Mudug Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobalka Mudug iyo ku xigeenadiisa , ka dib markii xilka laga qaaday gudoomiyahii hore ee gobalkaasi Aways Cali Siciid.…