U bood dhigaalka

WAR DEG DEG:- Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Billaabatay

Sheeko:Dalka

Goor dhaw waxaa xarunta golaha wakiilada Puntland ee Garoowe si rasmi ah uga billaabatay doorashada gudoomiyaha baarlamaanka ee maamulkaasi.

Xilkaan waxaa u tartamaya musharraxiinta kala ah:-

  • Cabdixakii Xaaji Maxamed
  • Axmed Cali Xaashi
  • Saciid Cabdi Samatar

Dhammaan Musharraxiinta xilkan u tartamaya ayaa jeediyay khdbadaha ay ku sheegayeen waxa ay qaban doonaan.

Codeynta doorashada ayaa ah mid qarsoodi ah.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News