Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Dooranaya Gudoomiyahooda Cusub Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta lagu wadaa inay doortaan gudoomiyahooda cusub, ka dib markii uu xilkaasi baneeyay gudoomiyahii hore Saciid Xasan Shire. Magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal waxaa laga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Jubba Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Gobalka Gedo Wabiga Jubba ayaa lagu soo waramayaa in uu ku fatahay deegaanno ka tirsan gobalka Gedo, halkaasi oo ay ka dhalatay khasaare hantiyeed. Degmada Buurdhuubo ee gobalka Gedo iyo deegaanno ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Dabaylo Xalay Ku Dhuftay Deegaanno Ka Tirsan Puntland Deegaanno ka tirsan Puntland, gaar ahaan kuwa ku teedsan xeebaha Badda Cas ayaa habeekii xalay ahaa abaare 8-dii Fiidnimo (Laba Saac) waxaa ku dhuftay dabeylo xooggan, kuwaasi oo khasaare geystay.…
2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso Sooyaalka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee la dilay Sanadkan 2015-ka Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan waxaa uu noqday Xildhibaankii Lixaad ee lagu dilay Muqdisho sanadkan, Xildhibaan Guraxn ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray xabado ay Sabtidii ku dhifteen dabley hubeysan isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo La Aasay-Akhri Taariikhdiisa Waxaa Maanta Muqdisho lagu aasay Muqdisho Maxamed Axmed Gurxan oo ka tirsanaa Xildhibaanada Federaalka, Xildhibaanka ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray xabado ay Sabtidii ku dhifteen dabley hubeysan isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG:- Seddax Ruux Oo Ku Geeriyootay Darbi Kusoo Dumay Magaalada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in goor dhaw darbi uu kusoo dumay barakacayaal ku dhaqan kaam ku yaalla wadada Jeneraal Daa’uud, halkaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Cudub Oo Ka Socda Dalka Uganda Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Ciidamo cusub oo ka socda dalka Uganda ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaasi oo bedalaya ciidamo dalka ku sugnaa muddo Sanad ah. Ku simaha taliyaha ciidamada dalka Uganda ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Magan Oo Sheegay In Ciidamada Itoobiya Ay Mas’uul Ka Yihiin Caqabadaha Siyaasadeed Ee Ka Jira Gedo Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay faragelin cad ku hayaan siyaasadda dalka, gaar ahaan arrimaha ka jira gobalka Gedo.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Baladweyne Oo Ka Digay Iibsashada Dhulalka Iyo Guryaha Danta Guud Maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa digniin kasoo saaray iibsashada dhulalka iyo guryaha danta guud. Gudoomiye ku xigeenka magaalada Baladweyne ahna ku simaha degmadaasi Bashiir Xuseen Dhoore oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gedo Ee Jubbaland Oo Sheegay In La Xalliyay Muran Siyaasadeedkii Ka Jiray Gobalkaasi Maamulka gobalka Gedo ee Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday in gabi ahaanba lagu guuleystay xallinta muran siyaasadeedkii maalmahani ka jiray gobalkaasi. Axmed Buulle oo ah gudoomiyaha gobalkaasi oo la hadlay…