Culimada Gobalka Bari Oo Billaabay u Gurmashada Dadka Ku Dhaqan Deegaanada Gobalkaasi Ee Dabayluhu Ku Dhufteen Sheeko:Dalka Guddiga culimada gobalka Bari ayaa sheegay inay wadaan dadaallo lagu badbaadinayo nolosha qoysaska ku nool meelaha u dhow xeebaha oo ay duufaantu saameysay. Guddoomiyaha guddigaasi Sheekh Axmed Yuusuf Daad oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Dabaylo Wata Oo Ka Billawday Magaalada Jowhar Ee Sh/dhexe Wararka ka imaanaya degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe ay ka bilawdeen roobab xooggan oo wata Dabaylo. Wariyaha Goobjoog News ee gobalka Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Hiiraan Oo Rajo Ka Muujiyay Dhaqan Galka Heshiiska Beelihii Ku Dagaallamay B/weyne Waxgaradka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay dhaqan galka heshiiskii dhawaan la kala dhex dhigay beello ku dagaallamay Xaafadda Howlwadaag ee magaalada Magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadooyinka Burbursan Ee Magaalada Baydhabo Oo Dib Loo Dhisayo Wasiirka Gaadiidka maamulka Koonfur Galbeed Cabdullaahi Black ayaa maanta waxa uu kormeer ku sameeyay wadooyinka magaalada Baydhabo oo xilligaan burbur ka jiro. Waxa uu u kuur galay xaaladda wadooyinkaasi iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Maanta Booqday Xeryaha Qaxotiga Ee Dhadhaab Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta oo Jimco ah waxa uu booqday Xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Kenya, halkaasi oo uu kula kulmay hprjoogayaasha qaxootiga. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Sheegay Inay Ka Walaacsan Yihiin Xiriir Dhexmara Al-shabaab Iyo ISIS Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in aysan hadda jirin Qatar ay ka baqayaan oo kaga imaan karta Al-shabaab, isaga oo tilmaamay inay halis amni noqon karto xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Gedo Oo Sheegay in Gaadiid Dagaal Ka Qabsadeen Al-shabaab Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa howl-gal ay ka sameeyeen degmada baardheere ku soo qabtay Gaadiid dagaal oo ay sheegeen inay lahaayeen Al-Shabaab. Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Gobolka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guryo Ku Burburay Dufaan Ku Dhufatay Deegaanno Ka Mid Ah Puntland Wararka laga helayo deegaanada bari ee maamulka Puntland ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ku burbureen guryo badan, ka dib markii Duufaan ay ku dhufatay. Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Booqan Doona Xeryaha Dhadhaab Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa lagu wadaa in booqasho uu ku tago xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, dalka Kenya. Wasiirka Arrimaha gudaha dalka Kenya oo dhawaan xeryahaasi booqday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Waxgaradka Degmada Balanbal Kala Shiraya Sidii Maamul Loogu Sameyn Lahaa Degmadaasi Maamulka Galmudug State ayaa wada qorshe maamul loogu sameynayo degmada Balanbal ee gobalka Galgaduud, iyadoo sameynta maamulkaasi lagala tashanayo waxgaradka ku dhaqan degmadaasi. Madaxweyne ku xilgeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi…