Safaaradda Soomaaliya Ee Kenya Oo Furtay Xafiis Cusub Oo Ka Shaqeyn Doona Arrimaha Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Dalkaasi Sheeko:Dalka Safaaradda dowladda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Kenya ayaa lagu soo kordhiyay Xafiis cusub oo ka shaqeyn doona arrimaha qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool guud ahaan dalkaasi Kenya. Safiirka Soomaaliya… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Shabellaha Hoose Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka Gobalka Shabellaha Hoose ayaa guul ka sheegtay dagaal ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaan ku dhaw deegaanka Ballidoogle ee gobalkaasi. Afhayeenka maamulka Shabellaha Hoose Maxamed Shiino oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabaylo Ku Dhuftay Deegaannada Ku Dhaw Xeebaha Ee Puntland Dabaylo xooggan ayaa la sheegayaa inay ku dhufteen deggannada ku yaalla Xeebaha ee maamulka Puntland Qaarkood. Agaasimaha guud ee wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee maamulka Puntland C/qaadir Xaaji Yuusuf,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Banaadir Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilka Ugala Wareegay Muungaab (Sawirro) Gudoomiyaha cusub ee gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay gudoomiyahii hore ee gobalka Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa guddi ka kooban Shan xubnood u magacaabay inay xalliyaan khilaafka xilligaan ka dhex taagan xisbiga talada maamulkaasi haya ee Kulmiye. Wareegto uu soo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guushii Doorashada Xisbiga AKP ee Dalka Turkiga Doorashadii Axaddii ee dalka Turkiga waxaa loo tartamayey 550 Kusri , Axsaabta waxaa ay gaarayaan 16 xisbi oo ay ugu horeeyeen Justice and Development party (AKP 2001), Republican People’s party…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Tashanayo Sharciga Lagu Dhisayo Guddiga Madaxa Banaan Ee Xuquuqda Aadanaha Oo Muqdisho Ka Furmay Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shir ballaaran oo looga tashanayo sharciga lagu dhisayo guddiga madaxa banaan ee Xuquuqda Aadanaha, kaasi oo ay ka qeybgaleen Mas’uuliyiin dhowr ah. Shirkaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska Oo Kordhineysa Taageerada Ay Siiso Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa xarunta safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka dowladaasi u fadhiya Soomaaliya Danjire Harriett Mathews iyaga oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta soo afjarista gacmo ka laabashada dambiyada loo geysto Saxafiyiinta Maanta waxaa caalamka laga xusayaa Maalinta soo afjarista gacmo ka laabashada dambiyada loo geysto Saxafiyiinta , in ka badan 700 oo Saxafi ayaa la dilay 10kii sano ee la soo…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook: Ku ogow si fudud, Asxaabtaada Halka ay Fadhiyaan Inta badan dadka waxaa ay iska jecel yihiin in ay ogaadaan halka asxaabta iyo qaraabada ay ku sugan yihiin, hadda arintaas xal ayaa loo helay, Facebook waxaa ay soo bandhigtay…