Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Warbixiyay Shir Uu Kaga Soo Qeybgalay Wadanka Peru (Sawirro) Sheeko:Dalka Muqdisho, 15, 2015…..Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibrahim “Farkeeti” ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay magaalada Lima ee… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waan Waan Nabadeed Oo Laga Dhexe Billaabay Beello Ku Dagaallamay Gobalka Nugaal Wafdi isugu jira Odayaal dhaqameed, siyaasiyiin, waxgarad iyo Ganacsato ayaa ku baxay deegaanka Magacley ee gobalka Nugaal, halkaasi oo ay ku dagaallameen Beello wada degan deegaankaasi. Wafdigani waxaa hogaaminaya Islaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Kismaayo Oo Sheegay In Degmada Ay Ka Jiraan Dib u Dhis Iyo Isbedal Amni Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Dagmada Kismaayo Rashiid Cabdi Ibraahim ayaa kawarbixiyay Howlaaha ay Dagmada u qabatao Shacabka ku dhaqan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka ku meel gaarka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Lagu Soo Dhaweynayay Taliyaha Booliiska Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Koonfurta Magaaladaasi ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu qabtay kulan lagu soo dhaweynayay Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalmahaan socod ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Lagu Soo Gabagabeynayo Tartan Aqooneedkii Kedis Ee Goobjoog Fm Oo Maanta Lagu Qabanayo Muqdisho Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabto munaasabad lagu soo gabagabeynayo tartan aqooneedkii Kedis ee Idaacadda Goobjoog, kaasi oo ay ka qeybgaleen 54 Iskuulada sare ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Wadada Isku Xirta Degmada Afgooye Iyo Mareerey Oo Soo Hagaagaya Isbedel dhanka ammaanka ah ayaa laga dareemayaa wadada isku xirta degmada Afgooye iyo deegaanka Mareerey oo gobalka Shabellaha Hoose ka wada tirsan, xilli halkaasi Isbaaro loogu dhigan jiray gaadiidka safarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Ku Xigeenka Ciidamada AMISOM oo Booqday Baardheere iyo Diinsoor Gen, Mohammedesha Zeyinu oo ah taliye ku xigeenka ciidamada AMISOM ayaa booqday magaalooyinka Baardheere iyo Diinsoor ee gobolada Gedo iyo Bay. Labadan degmo Baardhere iyo Diinsoor ayaa ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mahadaay: Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu karkaarada Jabsado Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in cabsi ballaaran ay halkaasi ka taagan tahay, ka dib markii wabiga Shabelle ee degmadaasi mara uu buuxsamay.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed “Waxaa Naga Go’an In Dhamaadka Sanadkaan Aan Qabanno Deegaanada Naga Maqan” Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku sheegay in sanadkaan 2015 ay gacanta ku dhigi doonaan dhammaan deegaanada maamulkaasi aanu ka talin. Guuleed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed Oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Idaacadda Goobjoog Ururuka Indhoolayaasha Soomaaliyeed ayaa maanta shahaado sharaf waxa ay guddoonsiiyeen Idaacadda Goobjoog iyo sidoo kale Wariye Cabdifitaax Xasan Axmed Kalgacal oo ah soo saaraha barnaamijka Naadafada ee Idaacadda ka baxa.…