Kulamo Looga Hadlayay Dardar Gelinta Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Oo Ka Dhacay Baydhaba Sheeko:Dalka Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, waxaa ka dhacay kullamo ballaaran oo ay lahaayeen madaxda maamulka Koonfur Galbeed iyo guddi isku dhafka ah ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, iyadoo kulamada… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Wada Qabanqabaada Munaasabadda Maalinta Calanka Soomaaliyeed Xukuumadda Soomaaliya ayaa wada qaban-qaabada xuska maalinta calanka Soomaaliyeed 12-ka Octobar oo maanta ku beegan. Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi xayir (Maareeye) ayaa ka hadlay Qaban qaabada Xuska…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Sooyaalka Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 61-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay Calanka, Calankeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Calanka Soomaaliyeed oo Loo Dabbaaldagayo Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyn, 61-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay Calanka, Calankeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadada Wadnaha Oo Lagu Dhisi Doono Canshuurta Laga Qaadayo Shacabka Muqdisho Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo maanta kormeer ku tagay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan la dhagax dhigi doono…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Ninkii Dilay Usama Bin Ladin oo Loo Hanjabay Taageerayaasha Daacish ee Ingiriiska ayaa Internet-ka ku daabacay Magaca, Cinwaanka iyo Macluumaad ku saabsan ninka sheegtay in uu dilay hogaamiyihii Alqa’ida Usama Bin Ladin, isagoo dadka ku dhiirigaliyay in la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiid uu La Socday Hogaamiyaha Daacish oo La Weeraray Dowladda Ciraaq ayaa goor shaacisay in ay weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday hogaamiyaha Daacsih Abuubakar Al-Baqdaadi. Warka waxaa uu intaa ku darayaan in weerarka uu ka dhacay Xadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Maanta Dhagax Dhigay Xarun Laga Hagi Doono Hawada Soomaaliya Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta dhegax dhigay xarun laga hagi doono hawada Soomaaliya, lagalana socon doono diyaaradaha dul maraya hawada dalka. Ugu horeen waxaa halkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska AMISOM Oo Mootooyin Dheereeya Ku Wareejiyay Ciidamada Ilaalada Wadooyinka Taliska ciidamada Booliiska ee AMISOM ayaa maanta 10 Mooto oo kuwa dheereeye ah waxay ku wareejiyeen taliska Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta Ilaalada wadooyinka. Anand Pillay oo ah taliyaha ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ku Baaqday In La Joojiyo Dilalka La Xiriira Aanooyinka Qabiil Ee Ka Dhaca Galgaduud Maamulka Galmudug State ayaa ka hadlay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo maalmihii ugu dambeeyay ka dhacayay deegaanno ka mid ah gobalka Galgaduud. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi…