U bood dhigaalka

Gaadiid uu La Socday Hogaamiyaha Daacish oo La Weeraray

Oktoobar 11, 2015

Dowladda Ciraaq ayaa goor shaacisay in ay weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday hogaamiyaha Daacsih Abuubakar Al-Baqdaadi.

Warka waxaa uu intaa ku darayaan  in weerarka uu ka dhacay Xadka Suuriya iyo Ciraaq, lakin ma sheegin halkuu u dambeeyo Abubakar Al-Baqdaadi.

Warbixin ay soo saareen ciidamada Qalabka Sida ayaa lagu sheegay in Baqdaadi la socdeen rag ka tirsan Daacish, kuna socdeen magaalada Karaabala.

Goobjoog News.