Kalluumeysatada Soomaaliyeed ayaa cabasho waxay ka muujinayaan maraakiib shisheeye oo weli dhibaato ku haya Kallumeysatada, sidoo kalena xaalufinaya kheyraadka badda Soomaaliyeed. Gudoomiyaha dallada Hibo oo ay ku bahoobeen Kallumeysatada Soomaaliyeed,…