Taliyaha Ugu Sareeya Ciidamada Puntland Oo Sheegay Inuu Is Casilayo Sheeko:Dalka Jeneraal Saciid Maxamed Xirsi (Dheere) oo ah taliyaha ciidamada Puntland ayaa ku hanjabay inuu is casili doono hadii aan degdeg lagu bixin mushaarka ciidamada maamulkaasi. Waxa uu sheegay in guud… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Britten Oo Ciidamo Usoo Direysa Soomaaliya Dowladda Britten ayaa sheegtay in dalka Soomaaliya ay usoo diri doonto ciidamo kuwaasi oo gacan siin doona ciidamada Midowga Afrika ee dalka ka howlagala. Ra’iisul wasaaraha dalkaasi David Cameron ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Gaar Ah Oo Looga Hadlayo Arrimaha Soomaaliya Oo Maanta Ka Dhacaya New York Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa si wadajir ah waxay maanta u hogaamin doonaan shir gaar ah oo looga hadli doono arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Dhan Ah Isbaarada Ka Billaabay Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal lagula dagaallamayo kooxaha dhigta Isbaarada ayaa waxay ka billaabeen deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose. Gudoomiyaha deegaanka Leego ee gobalka Shabellaha Hoose, Abuukar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Baaq u Diray Ahlu-sunna Waljameeca Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa baaq nabadeed waxa uu u diray Ahlu-sunna Waljameeca, isaga oo sidoo kale ka hadlay arrimo ku aadan safarro uu Muqdisho ku joogay. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Howlan Xalinta Dagaal Beeleed Ka Dhacay Sool Waxgaradka gobalka Sool ayaa billaabay xalinta dagaal beeleed dhawaan ka dhacay gobalkaasi, kaasi oo u dhaxeeyay beello walaalo ah oo halkaasi wada deggan. Nabadoon Axmed Muxumad oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM oo wiil 14 sano jir a ku dilay xaafadda Towfiiq Ciidamada AMISOM ee saldhiga ku leh tuulada ciyaaraha ee Muqdisho ayaa galabta waxay qof rayid ah ku dileen xaafadda Towfiiq. Wiilka oo lagu magacaabi jiray Maxmed Bashiir Axmed, ayaa waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Nabad Ugu Baaqay Beelaha Ku Dagaallamaya Sool Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Ugu horeen waxa uu ka hadlay dagaal beeleedyo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fanaaniin Dhawaan Muqdisho Ku Qabtay Bandhig Faneed Oo Lagu Xiray Magaalada Hargeysa Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Booliiska ee maamulkaasi ay xabsiga dhigeen Afar Fanaan oo habeenkii Ciidda magaalada Muqdisho ku qabtay Bandhig…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Amni Sugid Ah Ka Sameeyey Degmada Diinsoor Ee Baay Maamulka degmada Diinsoor ee gobalka Baay ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgallo ay ciidamada dowladda ka sameeyeen degmadaasi iyo deegaanada ku dhaw. Gudoomiyaha degmadaasi Ibraahim Shikshigow oo u…